Jacar Football Club

Jacar Football Club JACAR GALGADUUD SOMALIA

🚨Big News πŸ‘€ Fadllan is diwaan gali si Deg Dega.Laxariir Tell:252612406018Jacar Football Club sports Hormar leh πŸ‘πŸΏ
21/08/2026

🚨Big News πŸ‘€ Fadllan is diwaan gali si Deg Dega.

Laxariir Tell:252612406018

Jacar Football Club sports Hormar leh πŸ‘πŸΏ

🚨 OFFICIAL 🚨 Waxaa furmay suuqa kala iibsiga coyaartoyda sanadkan dheeli doonta   Cup πŸ”₯πŸ”₯waxaa dhamaan teamam ka la ogeey...
15/08/2026

🚨 OFFICIAL 🚨

Waxaa furmay suuqa kala iibsiga coyaartoyda sanadkan dheeli doonta Cup πŸ”₯πŸ”₯

waxaa dhamaan teamam ka la ogeeysiina in saaka oo sabdi oo furmay suuqa taas oo ciyartooy badan ku kala wareegi karaan sanadkaan πŸ”„

πŸ“† 15 /8 /2026 maalin sabdi ah

Waxoona xirmi doona Date πŸ“… 1/9/2026 insha allh

Jacar Football Club Halkaan isha ku haay πŸ‘€ πŸ™πŸΏ

dheh post si uu meel fog ugaaso πŸ™Œ

Firns Jacar Sports hormar leh πŸ™πŸΏ

Ogeysiis  Ogeysiis dhamaan bahda sports Degmada jacar  waxaa ka ogeysiina tartan kii sanadlaha ee Jacar cup  hawada kuso...
14/08/2026

Ogeysiis Ogeysiis

dhamaan bahda sports Degmada jacar waxaa ka ogeysiina tartan kii sanadlaha ee Jacar cup hawada kusoo jiro πŸ”₯

Jacar cup is comin 2026/2027 πŸ†

Fadllan is diwaangalintu waa socotaa ee yaan lagaa buuxin πŸ™πŸΏ

Firns JacarπŸ™Œ

Full time 🀝Jacar 0 : 0 Bargaan πŸ”₯Jacar Football Club sports hormar leh πŸ™
21/03/2026

Full time 🀝

Jacar 0 : 0 Bargaan πŸ”₯

Jacar Football Club sports hormar leh πŸ™

Official Match day 🀝 Galapta Barxadii jacareed waxeey Martigalinee  mid kamida kulmada ugu adag Galagaduud βœ…        Derb...
21/03/2026

Official Match day 🀝

Galapta Barxadii jacareed waxeey Martigalinee mid kamida kulmada ugu adag Galagaduud βœ…

Derby Galgaduud

Jacar Vs Bargaan πŸ”₯

Sadaali oo ku guuleyso Abaal Marin 🀝


Jacar Football Club Jacar sports πŸ™

Match Day βœ… Semifinl day Degmada ayaa galapta ciyaaryeso is ree Reebka tartanka bariga & bartamaha Galgaduud Hadaba gala...
18/03/2026

Match Day βœ… Semifinl day

Degmada ayaa galapta ciyaaryeso is ree Reebka tartanka bariga & bartamaha Galgaduud Hadaba galapta tageere garab is taaga ciyaartoyda πŸ”₯

Caraweeyne Vs D.Jacar πŸ”₯

Waqtiga 3:45 Pm Garoonka walaq stadium 🏟️

Mxaad urajeyneysaa labada dhinacba taagere ?

Sawiro πŸ”₯🀝Qeyb kamid ah dhalinyarada & waxgarad & Gudoomiye C.qadar shire oo ka Qeyb qaatay sagootinta gudoomiye h**e lib...
13/03/2026

Sawiro πŸ”₯🀝

Qeyb kamid ah dhalinyarada & waxgarad & Gudoomiye C.qadar shire oo ka Qeyb qaatay sagootinta gudoomiye h**e libaan nur siyaad booyow

Waxaan Duco & macsalmeyn iskugu Darne galabta oo tarikhada ahyd 13 / 3 / 2026 safarkii nabad tago idam alle Legend πŸ™ŒπŸΏ

Postiga xiga πŸ‘€βœπŸΏ

Jacar Football Club sports hormar leh πŸ™

Ogeysiis Ogeysiis Dhamaan bahda sports ka Deg: Jacar & Darsanka waxaa la ogeysiina in maanta oo tariikhda atahay 13/3/20...
13/03/2026

Ogeysiis Ogeysiis

Dhamaan bahda sports ka Deg: Jacar & Darsanka waxaa la ogeysiina in maanta oo tariikhda atahay 13/3/2026 eey jirto sagootinka Gudoomiyihi h**e ee degmda Dalka safar ka ah

booyow πŸ™ŒπŸΏ

Fadlan nagala soo qeyb qaado hadii aad janis leedahy βœ…πŸ™ŒπŸΏ

Goobta waa Gubta agagaarka sanbaag πŸ”₯

Waqtigana waa 3:45 🀝

Jacar Football Club πŸ™

Full time Jacar 7 meersiis 4Markale iyo 3pints Dadaal dheer kadib degmada waxey iska xaadirisay quietera finalka tartank...
27/02/2026

Full time
Jacar 7 meersiis 4

Markale iyo 3pints
Dadaal dheer kadib degmada waxey iska xaadirisay
quietera finalka tartanka

Well done our boys

   or  Waxaa galabta ciyaarayo d.jacar oo ciyaareyso kulankeedii sedaxaad ee tartanka bariga iyobartamaha gobolka galgud...
27/02/2026



or

Waxaa galabta ciyaarayo d.jacar oo ciyaareyso kulankeedii sedaxaad ee tartanka bariga iyo
bartamaha gobolka galguduuld
vs

Address

Mogadishu

Telephone

+252619981871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jacar Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jacar Football Club:

Shortcuts

Share

Category