Tiirka

Tiirka Professional footballer

Rajadu wey sareysaa Abdalla Tiirka Elman SC
04/02/2025

Rajadu wey sareysaa

Abdalla Tiirka
Elman SC

Home
16/12/2024

Home

Insha Allah billow qurux badan iyo guulo farabadan   Elman SCElman Football ClubAbdalla Tiirka
10/12/2024

Insha Allah billow qurux badan iyo guulo farabadan



Elman SC
Elman Football Club
Abdalla Tiirka

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku soo laabtay gurigeygii aan kusoo aflaxay, ka hana qaaday safarkeygii kubada cagta, hogaa...
09/12/2024

Waxaan ku faraxsanahay inaan ku soo laabtay gurigeygii aan kusoo aflaxay, ka hana qaaday safarkeygii kubada cagta, hogaamiye aan usoo noqday kooxda yaryarka ah J(unior team)

Kooxdii aad kasoo qallin jabisay markaad dib u xerato fanaanadeeda waa darreen qoto dheer oo aan la cabiri karin. Waan ku faanayaa kooxdaan cajiib ah, taariikhda fog leh, ahna koox uu qof walba ku riyoodo.

Jaceylka sumada SC waa mid gudaha ka ifaya, lehna awood dheeri ah marka ay ku hor muuqato.

Safar cusub ayaa noo bilaabanaya daqiiqad kastana waxay noo tahay fursad aan ku gaari karno hadafyada aan hiigsanayno. 💛




Elman SC
Elman Football Club
Abdalla Tiirka

Enything can happen Do you believe it?Abdalla TiirkaElman SCElman Football Club
03/12/2024

Enything can happen

Do you believe it?

Abdalla Tiirka

Elman SCElman Football Club

Marka H**e Mahad Oo Dhan Alle SWT Ayay Usugnaatay Marka Xigto Waxaan Mahad Celin Balaaran U Dirayaa Dhamaan Maamulka, Ma...
27/10/2024

Marka H**e Mahad Oo Dhan Alle SWT Ayay Usugnaatay Marka Xigto Waxaan Mahad Celin Balaaran U Dirayaa Dhamaan Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda lyo Taageerayaasha
Naadiga raadsan sports club Aan
Waqtigeyga Ugu Quruda Badnaa Kusoo Qaatay
Ma Ilaabi Dooni Qiimaha, Jaceylka, lyo Qadarinta Ay li
Muujiyeen Dhamaan Maamulka, Macalimiinta,
Ciyaartoyda, lyo Tageeraha Waxaan Rabaa Inaan Halkaan Dhamaan Ku Macsalaameeyo Bahweynta Naadiga Raadsan Maamulka lyo Ciyaartooyda lyo Taageerayaasha Intaba mar wlbo waan idin jclhy Qalbigeygana k**a bixi doontaan insha allah

Waadna Mahadsantihiin dhamaanttin

Abdalla Tiirka
All
Husein hadafow
Armaan Hassan

12/06/2024
02/06/2024

Guusha iyo isbedelka nolosha adag waxay ku bareysaa inaad yeelato hadaf

Abdalla Tiirka

28/05/2024

Da’da jiro danta aan leeyaha ka weyn

Abdalla Tiirka

Raadsan S.C.
29/04/2024

Raadsan S.C.

Address

Tiitiinleey
Mogadishu

Telephone

+252619862379

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tiirka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tiirka:

Share

Category