08/05/2026
Wareysigii wllkeen Abdijaliil ee uu la yeeshay adeer Rashiid gadhweyne wax badan baa iiga baxay oo siyaasada, sugaanta iyo weliba diinta la xiriira sheekoyin dowladii kacaanka ee madaxweyne siyaad barre iyo Abwaan Hadraawi wixii dhex maray xarigiisii iyo in uu ahaa shaqsi aan la gaban aragtidiisa kuna adkaa sido kale, isaga iyo Abwaanku sida ay isku barteen iyo Saxiibtinimadodii aan ilaawine waxa kamid ahaa wareysiga this issue ee Somalia iyo Somaliland ayuu si qotodheer ee caqli ku dhisan uga hadlay.
gunaanadkii markii lasoo gaaray baa la weydiyay su'al ah wax aqriska iyo sida isku yihin haduu uu jiro buug saameyn gaar u lahaa baa wuxu ku jawaabay anu buugaag fara badan ban aqriyay mid kasta na saameyntisa gaarka buu ii lahaa lkn buug aan aqrintiisa ka daalin oo marba marka kasii dambeyso aan usii xiisaayo wa kitaabka Quraanka kareemka.
To be honest, wax la aqriyo Kitaabka Alle baa ugu wanaagsan ee isaga saaxiib halaga dhigto Alle cimriga iyo cafimaad kaba ha u barakeyo adeer Rashiid Runtii waxan oran karaa wareysigan wuxuu ahaa mid dhaxal reeb ah.