Mowliid yare

Mowliid yare welcome To My Page ��

🌒🌒🌒Hordhaca  CRYSTALPLACE VS  LIVERPOOL 💥💥💥💥saadasha kulanka Me   2_2 Barbaro ⚽️⚽️⚽️🎈🎈🎈🎈🎈SADAASHADA KADHIIBO 🎲🎲🎲Ogeysiis...
19/12/2020

🌒🌒🌒Hordhaca CRYSTALPLACE VS LIVERPOOL 💥💥💥💥

saadasha kulanka Me 2_2 Barbaro ⚽️⚽️⚽️

🎈🎈🎈🎈🎈SADAASHADA KADHIIBO 🎲🎲🎲

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Taariikhda: Sabti 19 Dis 2020

Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 03:30 Galabnimo xilliga geeska Afrika.

Garoonka: Selhurst Park

Garsooraha: Jon Moss (England)

Ogeysiiska Ciyaarta:-Tartanka: England – Premier LeagueTaariikhda: Sabti 19 Dis  2020Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 0...
19/12/2020

Ogeysiiska Ciyaarta:-
Tartanka: England – Premier League
Taariikhda: Sabti 19 Dis 2020
Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 06:15 Maqribnimo xilliga geeska Afrika.
Garoonka: Camp Nou
Garsooraha: Alejandro Hernandez (Spain)
🔜Blaugrana oo baadi goobeysa guusheedii saddexaad oo xiriir ah horyaalka La Liga)☝️☝️

🎤QODHOB_YARRE🎤

Waakee captain ka ugu fiican Premier League   waqti xaadir kaan 1= Harry Maguire ❤❤❤❤❤❤2=JohnHenderson🤣🤣🤣🤣🤣3= Aubameyang...
19/12/2020

Waakee captain ka ugu fiican Premier League waqti xaadir kaan

1= Harry Maguire ❤❤❤❤❤❤

2=JohnHenderson🤣🤣🤣🤣🤣

3= Aubameyang 😡😡😡😡😡😡

Qalaaas man UNITED Iyo Away waa Hishiish mucaaradoow cidaan Farah ka qaada for show wax baan arkaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
17/12/2020

Qalaaas man UNITED Iyo Away waa Hishiish mucaaradoow cidaan Farah ka qaada for show wax baan arkaaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

📸HT- Manchester united 2-1 Sheffield united⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️🧭🧭Half Ka H**e Ciyaar Fiican Baan Ciyaarnay,What pass From Poul...
17/12/2020

📸HT- Manchester united 2-1 Sheffield united⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️

🧭🧭Half Ka H**e Ciyaar Fiican Baan Ciyaarnay,What pass From Poul pogba, Rashford Ayaa isaguna Goal Cajiib Ah dhaliyey🤭🤭🤭

Manchester United ayaa wada guuleystay dhamaan  5-kulan ee kusoo ciyaartay bannaanka [Away] kulamada horiyaalka xili ciy...
17/12/2020

Manchester United ayaa wada guuleystay dhamaan 5-kulan ee kusoo ciyaartay bannaanka [Away] kulamada horiyaalka xili ciyaareedkaan, inkastoo kulan waliba goalka koobaad looga hormaraayay.

Wali meysan dhicin in koox marti ah [Away] 6-kulan badiso kadib, ayadoo goolka koobaad laga dhaliyo, hal xili ciyaareed Premier League-ga.

Manchester United ma sameyn doontaa in goal laga dhaliyo, kadib ma guuleysan doontaa. Mise ayadoo shabaqeeda la'gaarin ayee badin doontaa?

Nasiib wacan...

⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️

💪💪Manchester united Vs Sheffeild United🎈🎈🔴Manchester united ayaa Marti unoqon doonta Kooxda Sheffeild Kulan ka Tirsan ho...
17/12/2020

💪💪Manchester united Vs Sheffeild United🎈🎈

🔴Manchester united ayaa Marti unoqon doonta Kooxda Sheffeild Kulan ka Tirsan horyaalka premeire league.

🔴Manchester united Ayaa Rabta Inay Guuleysato Si Ay u tiigsato Kooxaha Kaalmaha H**e Fadhiya🎈🎈

👨‍💻Hadaba comentiga hoose noogu reeb saadaashaada Kulanka🎈🎈🎈

🎮🎮Aniga saadaashayda Manchester united ⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️___0 [[5____0]]1 Sheffeild😍

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League🎈🎈

Taariikhda: Khamiis 17 DEC 2020 🎈🎈

Saacadda ay bilaabaneyso Ciyaarta : 11:00 Habeennimo xilliga geeska Afrika.🎈🎈

Garoonka: Bramall Lane🎈🎈

Garsooraha: Michael Oliver (England)🎈🎈

Meeshaan Arsenal i nee kadoo baxdo rajo maa ugu jirto Reerfaanaaye iyo REAL SOCIEDAD SOCIEDAD MACSALAAMO WEEY KU DEESAY
14/12/2020

Meeshaan Arsenal i nee kadoo baxdo rajo maa ugu jirto
Reerfaanaaye iyo REAL SOCIEDAD
SOCIEDAD MACSALAAMO WEEY KU DEESAY

RASMI: PSG ayaa sheegtay in baaritaanadii lagu sameeyay dhaawaca canqowga ee Neymar ay aheyd 'mid lagu kalsoonaan karo',...
14/12/2020

RASMI: PSG ayaa sheegtay in baaritaanadii lagu sameeyay dhaawaca canqowga ee Neymar ay aheyd 'mid lagu kalsoonaan karo', waxaana markale la qiimeyn doonaa 48 saacadood gudahood.

Meeshaan Manchester United  k**a Arkeee Ila Raadiya
14/12/2020

Meeshaan Manchester United k**a Arkeee Ila Raadiya

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:30 - 23:30
Tuesday 06:30 - 23:30
Wednesday 09:00 - 23:30
Thursday 06:30 - 22:30
Friday 07:00 - 20:00
Saturday 06:30 - 23:30
Sunday 06:30 - 17:00

Telephone

+252616091332

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mowliid yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mowliid yare:

Share