26/07/2022
Waxaa shalay si rasmi ah usoo gabagabeynay tababarkii inoo Soo socday mudada labada maalmoodka ah kaasoo lagu baranayey aasaaska ciyaarta shatranjiga oo maskaxda kordhisa ujeedada ugu weyn eheed in kasoo qeyb galayaasha laba mar faa'iidaan Marna ay maskaxdooda u kobacdo, Marka kale ay bartaan ciyaar dhan oo aduunka qaali ku ah, waxaa mahadda koobaad iska leh Allah SWT oo inoo suurta galiyey inoo qabsoomo, sidoo waxaa mahad iska leh dhamaan asxaabtii nagala shaqeesay in tababarkaan aan si wacan usoo gababeyno, oo ay ugu horeeyaan:
Abdulkarim A. Hassan dean of faculty of engineering,
Abdullahi Guled head department of civil engineering,
Abdinasir Liban Mohamed chairman of Fensa,
Hussein Mohamed Hassan chairman of Fensa Chess Club , iyo labadiisa garab Zakariye Saalax ,Shakir Omar Abdiwahab ,
Macalin Deeq Abdiraxiin lecture of the training,
Mohamed Hassan Mohamed (jeekey): Editor,
Nasser photographer iyo dhamaan asxaabta nagala Soo qeybgashay.