Dalsan Academy wadajir

Dalsan Academy wadajir WAA ACADEMY -ADA JIR DHISKA IYO SOO SAARIDA JIILKA CUSUB EE CIYAARAHA DALKA.

Soo booqo website-kaas oo hel xog muhiim ah.----------------------------------------------------------------------------...
14/08/2025

Soo booqo website-kaas oo hel xog muhiim ah.
------------------------------------------------------------------------------------

Dhiirigaliye waa meel laga helo himilo, hal-abuur, iyo hagitaan. Waa blog u heellan inuu kugu dhiirrigeliyo inaad gaarto heerka ugu sarreeya.

31/07/2024
YAAQSHIID VS GUBADLEYMaxaad uga baahan tahay kulanka galabta Yaaqshiid vs Gubadleey.Garoonka Eng yariisow stadium wuxuu ...
14/03/2023

YAAQSHIID VS GUBADLEY

Maxaad uga baahan tahay kulanka galabta Yaaqshiid vs Gubadleey.

Garoonka Eng yariisow stadium wuxuu galabta marti galin doonaa kulan kamid tartanka degmooyinka iyo deegaanada gobalka banaadir kaasoo dhaxmari doonaa labada degmo ee kala ah Yaaqshiid vs Gubadleey wareega semi finalka waa kulan aad u adag waana kulan aad leysugu jilba murxi doono gubadleey ayaa un-peaten ah heerka group yada.

Yaad galabta guusha u rajeyneysaa labada degmo.

News
19/12/2022

News

Bahda dalsan academy wadajir:Waxaan halkaan hambalyo ugadireynaa xulka 17 jirada soomaaliya ee ku guuleestay koobka bari...
16/10/2022

Bahda dalsan academy wadajir:

Waxaan halkaan hambalyo ugadireynaa xulka 17 jirada soomaaliya ee ku guuleestay koobka bariga iyo bartamaha africa sido kale waxaan hambalyo lee nahay xiriirka soomaaliyeed ee kubada cagta , macalimiinta , iyo qof walba oo qeyb ka ka qaatay guusha xulka 17 jirada soomaliya waxey soohooyeen taatiikh weyn waxeyna ku qormeen baal dahab ah

Hambalyo xulka soomaliya

Kulanti wanaagsan dhamaan asxaabta:Waxaan maanta falanqeen doonaa kulanka Arab cup ee is wajihi doonaan Xulalka Somalia ...
25/07/2022

Kulanti wanaagsan dhamaan asxaabta:
Waxaan maanta falanqeen doonaa kulanka Arab cup ee is wajihi doonaan Xulalka Somalia VS Oman maxaa ka qaldanaa xulkeena soomaliya U20 maxaad kula talin lahayd xulkeena.

Waa Training kii maanta iyo iskululeentii maanta waxaan dhawaan ciyaari doonaa kulamo adag aan la ciyaari doono naadiyo ...
12/07/2022

Waa Training kii maanta iyo iskululeentii maanta waxaan dhawaan ciyaari doonaa kulamo adag aan la ciyaari doono naadiyo kale.

Address

Mogdishu
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalsan Academy wadajir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalsan Academy wadajir:

Share