27/08/2024
BISMILAH
Ugu h**ey Allah SWC ayey mahadi usugnatay idilked Alx
Waxa aynu lenahay hambalyo dhamman ardayda somaliyed ee ku guleysatay imtixanka shahadiga ah ee fasalka 12aad ee dhawan laso shaciyay natijadisu melkasta oo ay dalka kajogan
Sigar ah waxa aynu farxad lawadageyna ardaydan oo kamid ah ciyariyahanada koxda kana soo hoyay imtixanka qaranka natija guul ah oo aynu kuwada faraxno
Waxa aynu lenahay dadalkina sii laba jabara marnaba yanan dib lonoqon waxa adna utihin tusale fcn dhamman ciyariyahanada kale ee koxda
Sidokale waxa aynu halkan hambalyo ugu direyna dhamman ardayda luq ganane si gaar ahna qeybtoda sportska Oo ay ugu h**eyan
Ciyariyahanadan
Sadam Omar,C/dulahi Cabdi Cali,Abshir iftin,khalid Adam,Ayanle shire,Feysal Muse iyo dhamman inta qalinka ay nan kuso kobi karin
Waxa aynu lenahay Guleysto jalayal melkasta oo aad tagtan 👏🏾
ALLAH NAGA YELO DHAMMANTEN KUWA KU GULEYSTO LABADA DARODBA 🤲