Mohamed Maaqir

Mohamed Maaqir Halakaan kala soco wax walba oo ku saabsan kubada cagta
wararka Kooxdada iyo Shekoyin kale

😳 Kevin-Prince Boateng ayaa shaaca ka qaaday inuu been ka sheegay Cristiano Ronaldo si uu ugu ciyaaro Barcelona.🗣️“Mar w...
08/02/2026

😳 Kevin-Prince Boateng ayaa shaaca ka qaaday inuu been ka sheegay Cristiano Ronaldo si uu ugu ciyaaro Barcelona.

🗣️
“Mar walba waxaan dhihi jiray waxaan rabaa inaan u ciyaaro Real Madrid.

Waxaan qasab ku noqotay inaan been ka sheego shir jaraa’id, sababtoo ah laba sano ka hor, markii aan u ciyaarayay Las Palmas, ayaa la i weydiiyay ciyaaryahanka aan ugu jeclahay, waxaanan iri Cristiano Ronaldo, sidoo kalena waxaan iri kooxda aan taageero waa Real Madrid.

🤯
“Markii aan saxiixay Barcelona, waxay igu yiraahdeen:
‘Kooxda aad ugu jeceshahay waa Barcelona, ciyaaryahanka ugu fiican adduunkana waa Lionel Messi.’
Waxay yiraahdeen: ‘Haddii aadan sidaas dhihin, halkaan k**a ciyaari kartid, waa wax aan macquul ahayn.’

😬
“Waxaan fadhiistay shirkii jaraa’id, su’aashii ugu horreysayna waxay ahayd: ‘Yaa ah ciyaaryahanka ugu fiican adduunka?’
Waxaan iri: Lionel Messi.”

Goolhayihii h**e ee Arsenal Emiliano Viviano ayaa sheegay in uu u maleeyay in xirfaddiisu dhammaatay kadib markii si lam...
08/02/2026

Goolhayihii h**e ee Arsenal Emiliano Viviano ayaa sheegay in uu u maleeyay in xirfaddiisu dhammaatay kadib markii si lama filaan ah loo wacay isagoo sakhraansan 😳

Inkasta oo uusan waligiis kulan u ciyaarin Arsenal, haddana wuxuu ku dhowaaday inuu safto xilli ay Arsenal marti u ahayd Everton, kadib markii goolhayihii kaydka ahaa Lukas Fabianski uu xanuunsaday. Viviano ma filayn in la safri doono, wuxuuna habeenkii ka horreeyay kulanka Premier League la caweeyay saaxiibadiis 🍻

🗣️
“Waxaan baxay anigoo damaashaadaya, qiyaastii 2-dii habeenimo ayaan bannaanka u baxay si aan sigaarka u cabo, markaas ayaan arkay SMS oranaya:
‘Fabianski wuu xanuunsan yahay, gaari ayaa ku soo qaadi doona 6:30 subaxnimo.’

Waxaan cabbay nus dhalo vodka ah. Waxaan u tagay saaxiibkay oo lahaa naadi habeenkii, farriintana waan tusay.

Wuxuu i weydiiyay: ‘Maxaa hadda la sameeyaa?’
Waxaan ku iri: ‘Hadda ii keen vodka kale.’

Guriga ayaan tagay, qubeys ayaan qaatay, markii aan imid qolka labiska ee Liverpool-na, Santi Cazorla oo weyn ayaa igu yiri:
‘Waxaad uraysaa khamri, waa wax laga yaqyaqsado.’

Taasi waxay ahayd markii kaliya ee noloshayda aan ku dhowaaday panic attack. Waxba ma arki karin, waxaanan is lahaa mar walba:
‘Haddii aan ciyaaro, xirfaddaydu way dhammaatay.’”

Chelsea oo soo bandhigtay daafaceda cusub ee Tosin Adarabioyo.-Xhavinho
07/06/2024

Chelsea oo soo bandhigtay daafaceda cusub ee Tosin Adarabioyo.

-Xhavinho

19 ka mid ah kooxaha Premier League ayaa u codeeyay in lasi isticmaalo Aalada VAR halka kooxda Wolves kaliya ay kaso hor...
06/06/2024

19 ka mid ah kooxaha Premier League ayaa u codeeyay in lasi isticmaalo Aalada VAR halka kooxda Wolves kaliya ay kaso hor jeesatay go,aankan.

Sidaas darteed VAR waa laga sii isticmaali doonaa horyaalka Premier League 2024/25.✅

Fikirkaaga ku aadan go,aankan?👇

-Xhavinho

🔵✍🏻 Rasmi: Antonio Conte, tababaraha cusub ee Napoli ayaa qandaraas seddex sano ah saxiixay.
05/06/2024

🔵✍🏻 Rasmi: Antonio Conte, tababaraha cusub ee Napoli ayaa qandaraas seddex sano ah saxiixay.

Rasmi: Real Madrid ayaa ku dhawaaqday saxiixa Kylian Mbappe.✅-Xhavinho
03/06/2024

Rasmi: Real Madrid ayaa ku dhawaaqday saxiixa Kylian Mbappe.✅

-Xhavinho

RASMI: Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay Enzo Maresca u magacawday macalinkooda cusub isaga oo saxiixay qandaraas shan san...
03/06/2024

RASMI: Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay Enzo Maresca u magacawday macalinkooda cusub isaga oo saxiixay qandaraas shan sano ah ✍🏻🔵

-Xhavinho

HERE WE GO! KYLIAN MBAPPE TO REAL MADRID.🤍✅🚨⚪️ Kylian Mbappé ayaa ugu dambeyntii ku biiray Real Madrid.  Dukumeenti kast...
02/06/2024

HERE WE GO! KYLIAN MBAPPE TO REAL MADRID.🤍✅

🚨⚪️ Kylian Mbappé ayaa ugu dambeyntii ku biiray Real Madrid. Dukumeenti kasta waa la saxeexay, waana la dhammaystiray heshiiskisa.

Real Madrid, ayaa qarka u saaran inay ku dhawaaqdo saxiixa cusub ee xidigoda Mbappé toddobaadka soo socda ka dib markii ay ku guuleysteen Champions League.

Mbappé ayaa go'aan ka gaaray mustaqbalkis bishii Febraayo; hadda waa ciyaaryahan cusub oo Real Madrid ah.

[Fabrizio Romano]

-Xhavinho

Champions for Los Blanços.🏆🤍🔥Hambalyo Taagerayasha Cad Cadka!🤍✨-Xhavinho
01/06/2024

Champions for Los Blanços.🏆🤍🔥

Hambalyo Taagerayasha Cad Cadka!🤍✨

-Xhavinho

FT | Dortmund 0-2 Real Madrid⚽️Dani Carvajal ⚽️Vinicius Junior⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️REAL MADRID AYAA KU GUULAYST...
01/06/2024

FT | Dortmund 0-2 Real Madrid

⚽️Dani Carvajal
⚽️Vinicius Junior

⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

REAL MADRID AYAA KU GUULAYSTAY UEFA THE CHAMPIONS LEAGUE TAARIIKHDA MARKODI 15-AAD! 🏆⚪️

Goolasha kulankan kaso daawo Story Pagekena & Follow

-Xhavinho

🚨BREAKING: Arsenal ayaa ku dhow inay 45 milyan ginni kula soo wareegto Benjamin Sesko. Weerar yahanka ayaa aqbalay in uu...
30/05/2024

🚨BREAKING: Arsenal ayaa ku dhow inay 45 milyan ginni kula soo wareegto Benjamin Sesko.

Weerar yahanka ayaa aqbalay in uu u dhaqaaqo Waqooyiga London.

Fikirka taageerayaasha Arsenal?🤔

-Xhavinho

Address

Mogadishu

Telephone

+252617738808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Maaqir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Maaqir:

Share

Category