Ibrahim Abshir

Ibrahim Abshir Waaa page-keyga rasmiga ah fadlan Follow saar
warbixino sheekooyin arimaha bulshada
mahadsanid

20/08/2025

Dumarkaas jidka socda ayaa kuyidhi Waad foolxuntahay isagga oo War diyaarinaya isna wuxuu ugu jawaabay "Nacalaa sinjiyadiina kuyaala 😂🏃

22/05/2025

Guddoomiye Amiir oo kormeeray qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ay ka socdaan Isdiiwaangelinta Dadweynaha.

20/05/2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: “Mudane Madaxweyne, Wasiirku wuxuu inoo iftiimiyay in qof walba uu sameeyo isku tashi, waana in dadka Soomaaliyeed ay isku tashadaan.”

19/05/2025

Ra’iisul Wasaare Xamsa “ Doorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.”

19/05/2025

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gutaan.

18/05/2025

Axmed Cabdullaahi Maxamuud oo shalay Baydhaba ku dilay Abshir Xasan Cabdiraxmaan oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa maanta la hor-geeyey Maxkamadda Gobolka Bay, waxaana lagu xukumay dil toogasho ah, isla maanta ayaa lagu fuliyey dilkii qisaasta ahaa.

18/05/2025

Guddoomiye Amiir "Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir waa lagula xisaabtamayaa haddii la arko waddooyinka oo qashin yaalla, maxaa yeelay waxaa kordhay khasaaraha qashinka gaar ahaan xilli roobaadka."

17/05/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeybgalaya Meertada 34-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta ayaa Khudbad wax ku ool ah ka jeediyay madasha shirka

17/05/2025

Guddoomiye Amiir oo kormeeray Degmooyinka Wadajir, Dharkeynley, Garasbaaley iyo Dayniile oo ay ka socdaan isdiiwaangelinta dadweynaha.

17/05/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 34-aad ee Shirka Jaamacadda Carabta.

16/05/2025

Dadweeynaha Muqdisho oo ka hadlay waxayaabihii uqabsoomay madaxweynaha Soomaaliya mudadii sadaxda sano oo uu hugaaminayay Dalka.

16/05/2025

Taliyaha Booliska Hirshabeelle Xasan Dhicisoow "Abaabul xooggan ayaan wadnaa, waana laga adkaanayaa Khawaarijta".

Address

Mogadishu

Telephone

+252619120140

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibrahim Abshir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ibrahim Abshir:

Share

Category