12/07/2025
BREAKING NEWS π¨: Napoli ayaa gabi ahaanba iskaga baxday iibka/Beeca ciyaaryahanka reer Uruguay iyo kooxda liverpool darwin Nunes.
Napoli ayaa aqbali weyday in ay lacag badan ku bixyaan iibka Nunes sidaas darteed waa iskaga baxeen Iibkiisa.
-Abdirahmaan AH