Dheel Football

Dheel Football Waxaad Kaga Bogon Doontaa Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Sanad walbo Laga Cayaaro Daafaha Dunida

EPL Updates:Arsenal oo guul muhiim ah ka gaadhay naadiga  Nottingham Forest dibna ugu soo laabatay hogaanka Premier Leag...
30/10/2022

EPL Updates:

Arsenal oo guul muhiim ah ka gaadhay naadiga Nottingham Forest dibna ugu soo laabatay hogaanka Premier League⬆️.

Manchester United oo si dirqi eh kaga Babisay Naadiga West Ham United, una jirsitay 6-dhibcoood Manchester City⬆️

Halka Liverpool oo Anfield cashar lama ilooobaaan ay Leeds United ugu qortay⬇️. Record-kii Van dijk neh Cagta lamariyay..

Ugu dambeyn Chelsea oo guul-daro xanuun badan ay ka soo gaaadhay naadiga Brighton & Hove Albion.

Kulamada Maanta La Ciyaari Doono Horyaalada Yurub Halkaan Kaga Bogo.Arsenal Malagu Dhigi Doonaa Maanta iyo United Oo Top...
30/10/2022

Kulamada Maanta La Ciyaari Doono Horyaalada Yurub Halkaan Kaga Bogo.

Arsenal Malagu Dhigi Doonaa Maanta iyo United Oo Top 4 u Dagaalameyso.

27/10/2022

Waa Kuma Daafaca Ugu Adag English Premier League Xili Ciyaareedkan.

Bal ila Daawo Muuqaalkan.

Casemiro Oo Gooshiisa Ugu Horeysay U Dhaliyay Kooxdiisa ManchesterUnited.
25/10/2022

Casemiro Oo Gooshiisa Ugu Horeysay U Dhaliyay Kooxdiisa ManchesterUnited.

20/10/2022

Kalmadihii Uu Ku Amaan Issam Chawali Laacibka Kubada Cagta Ee Cristiano Ronaldo.

Hadii Aad Taageertid Share Dheh.

We must Stand Our Football Legend ⚽️
20/10/2022

We must Stand Our Football Legend ⚽️

20/10/2022

Guushii Ceriiriga Ahaay Ee Koox Liverpool Ee Xalay Ka Gaartay Kooxda Westham.

Liverpool Oo Ku Soo Laabatay Wadada Guusha.

20/10/2022

Guushii Ee Gaartay Koox Manchester United 2-0 Tottenham.

🇵🇹 vs 🇧🇷

Natiijooyinkii Kulamadii Xalay La Dheelay Liverpool Iyo Manchester United Oo Madaxa Degsaday Iyo Blues oo Lagu Dhagay.Sa...
20/10/2022

Natiijooyinkii Kulamadii Xalay La Dheelay Liverpool Iyo Manchester United Oo Madaxa Degsaday Iyo Blues oo Lagu Dhagay.

Saadaasha Aan Ka Bixinay Waxaan Ku Guulaystay Kooxa Guleysanay Iyo Kuwa Barbar Dhaca Gali Kara Balse Natiijada Kuma Guulaysan.

Match Day 12 England Premier League SaadaalinBrentford 2-2 Chelsea Bournemouth 2-1 Southampton Newcastle 1-1 Everton Liv...
19/10/2022

Match Day 12 England Premier League Saadaalin

Brentford 2-2 Chelsea
Bournemouth 2-1 Southampton
Newcastle 1-1 Everton
Liverpool 2-0 Westham
Manchester United 1-0 Tottenham

Saadaali Kooxdaada Mahadsanid.

18/10/2022

Guusha Ee Soo Hoyeen Xulka Qaranka U-17 Hees Lagu Amaanayay Oo Loo Qaaday.

Hambalyo ❣️ ❣️ ❣️

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dheel Football posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dheel Football:

Share