ciyaraha24

ciyaraha24 page-kan waxad kahelesan wararka ciyaaraha.

https://ciyaraha24.com
12/10/2022

https://ciyaraha24.com

Gabriel Martinelli ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dalbanayo kooxda Arsenal in ay ku shaqayso mushaharkiisa xilli uu doonayo in uu kordhiyo sii joogistiisa garoonka Emirates Stadium. 21 jirkaan ayaa ka mid ah ciyaartoyda ugu cad cad Gunners xilli ciyaareedkan isagoo dhaliyay afar gool iyo labo caaw...

https://ciyaraha24.comLike and share
22/09/2022

https://ciyaraha24.com
Like and share

Tottenham ayaa wajaheysa dhibatooyin dhaawac ah ka hor kulanka waqooyiga London derby ee Arsenal. Goolhayaha Kooxda Tottenham Hugo Lloris ayaa dhaawac kaso gaaray bowdada… Read More ciyaaraha newsSeptember 20, 2022 John Barnes Oo Sharaxay Sababta Ka Dambaysa Qaab Ciyaareedka Xun Ee Liverpool Xilli...

https://ciyaraha24.com
21/09/2022

https://ciyaraha24.com

Goolhayaha Kooxda Tottenham Hugo Lloris ayaa dhaawac kaso gaaray bowdada midig . Goolhayaha 35 jirka ah ayaa wacdaro dhigay intii ay Spurs 6/2 kaga badisay Leicester isbuucii h**e isaga oo ka ilaalinayay kubad uu madax ku dhaliyay Patson Daka qaybtii danbe ee ciyaarta taas oo u diiday Foxes in ay ci...

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ciyaraha24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category