17/07/2023
Maanta Oo Isniin ah Waxaan Ciyaari Doonaa Kulan Saaxiibtinimo Anagoo Ku Soo Dheeli doona Deegaanka Lafoole oo Ka Tirsan KGS (Koonfur Gabeed Somalia)
๐น | Ogeysiiska Ciyaarta
๐ฎ | Kulanka ๐ LC.OORFANE Fc ๐ Jaay Fc
๐ | Garoonka ๐ Lafoole Stadium
๐ | Taariikhda ๐ isniin - July - 17 -2023
โฐ | Saacada ๐ 16:00pm
๐ฉ | Garsooraha ๐ Caaqil Yare { Somalia}
โ kulankuna waa FRIENDLY Game.
F.G: Kulanka Waxaa dib ugu soo Laabtay Kabtanka Naadiga jaay Fc, Mohamed Hassan Abdi, Oo Ku Magac Dheer [Sakuurad], Wuxuuna diyaar uyahay inu ka qeyb qaato kulanka maanta, Sidookale Waxaa la Heli kara Dhamaan Ciyaartoydii Fasaxa ku Seegay Kualan-kii H**e.
Taageere Nala Wadaag Saadaasha kulanka ?
Mahadsanidiin...