Barwaaqo Stadium

Barwaaqo Stadium BARWAAQO STADIUM WAA GAROON KUBADA CAGTA LAGU CIYAARO 24 HOURS WAXA UUNA U FURAN YAHAY QAF WALBA OO DANEEY NEESO CIYAARISTA KUBADA CAGTA AMA TAAGEERA DEYDA

Aqala Gubow VS Dabaqa
16/04/2026

Aqala Gubow VS Dabaqa

Garoonka Barwaaqo Stadium ayaa galabta marti galinaayo soo dhaweynta Gudoomiyaha cusub ee Sports ka Degmada Dayniile Mus...
19/05/2025

Garoonka Barwaaqo Stadium ayaa galabta marti galinaayo soo dhaweynta Gudoomiyaha cusub ee Sports ka Degmada Dayniile Mustaf Dheere

27/03/2025

Garoonka Barwaaqo Stadium ee deegaanka Gubta uu ka socdo tartanka Barwaaqo Ramadaan Cup

Waxaa nagu soo booqday Wasiirka wasaarada Cadaalada iyo Dastuurka Xasan Macalin maxamud Xildhibaan Dayax Axmed Cumar iyo Gudoomiyaha degmada dayniile Sh Cumar Maxamud Mahadalle

Tartanka Barwaaqo Ramadaan Cup oo ka xiiso badan sanadki h**e ayaa bari ka furmi doono Garoonka Barwaaqo Stadium.
23/02/2025

Tartanka Barwaaqo Ramadaan Cup oo ka xiiso badan sanadki h**e ayaa bari ka furmi doono Garoonka Barwaaqo Stadium.

08/05/2024

Kullan Ciyaareed Lagu Daah Furayay Garoonka Barwaaqo Stadium oo dib u Dayactir lagu Sameeyay Ayaa Ka Dhacay garoonka Barwaaqo.

Kaafi Sports

02/08/2023
FULL TIME: AL-KHEYR 6 VS DAARUL-KOWTHER 1
02/04/2023

FULL TIME: AL-KHEYR 6 VS DAARUL-KOWTHER 1

Full time DARUL-IMAN 7 VS ANZAL 7
01/04/2023

Full time DARUL-IMAN 7 VS ANZAL 7

Full time AL-HUDDA ACADEMY 14 VS AL-NASRI 5
30/03/2023

Full time AL-HUDDA ACADEMY 14 VS AL-NASRI 5

30/03/2023

Daawo Tartanka is dhexgalka iskuulada Deegaanka Gubta oo ka furmay Garoonka Barwaaqo Stadium .

SAWIRO DHEERAAD AH TARTANKA ISKULADA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAANKA DEEGAANKA GUBTA..
29/03/2023

SAWIRO DHEERAAD AH TARTANKA ISKULADA BISHA BARAKEYSAN EE RAMADAANKA DEEGAANKA GUBTA..

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barwaaqo Stadium posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share