Xaafada Waabari

Xaafada Waabari Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xaafada Waabari, bakaaro, Mogadishu.

Date________ 27/4/2026  GUDOMIYAHA X WABERI●Kashaqaynta Bilicda xaafada (dhirayn)●Kashaqaynta  Nadaafada○  QAADYADA ISBU...
27/04/2026

Date________ 27/4/2026

GUDOMIYAHA X WABERI
●Kashaqaynta Bilicda xaafada (dhirayn)
●Kashaqaynta Nadaafada
○ QAADYADA ISBUUCYADA SOOSOCDA
●HORMARINTA sportska xafada
●XIRITAANKA layrar (iftiinta xafada)
☆Dhalin yaro balanteenu waa
xaafada
iyo kashaqaynta Danta guud

12/04/2026

👀👀

10/4/20206Waxaan si wadajir ah uga shaqeynay ololaha nadaafadda X.Waaberi, Shaqadana waxay nagu soo dhamaatay si Nidaam ...
10/04/2026

10/4/20206
Waxaan si wadajir ah uga shaqeynay ololaha nadaafadda X.Waaberi,
Shaqadana waxay nagu soo dhamaatay si Nidaam ah.

Waxaa ku bogaadinayaa xaafadaha kale ee magaalka inay si wadajir ugu shaqeeyaan ololaha nadaafada ee xaafadahooda.

Ugu dambeyn waxaa u mahad celinayaa maamulka sare ee xaafada & dhalin-yaridiii shaqada adag aan isla qabanay saakay.

09/04/2026

Gudoomiye dhalinyarada xaafada waaberi ilyaas Ahmed Husseen oo qeyb ka ahaa dayac tir lagu sameynayey qaar ka mid jardiimada ku yaal dhexmartamaha magaalada
Sidoo kale waxa qeyb ka ah dayac tirkan qaar ka mid dhalinyarada Degmada ceelguula

09/12/2025

Hogaamiye la hubo Kulan Moalim Abshir

06/05/2025

Page follow hala yiraahdo azxpta

Waxaan canbaaraynaa xarigga wariye Cali Aadan Muumin, waana in degdeg loo sii daayo, xoriyaddiisana loo soo celiyo. Xari...
02/03/2025

Waxaan canbaaraynaa xarigga wariye Cali Aadan Muumin, waana in degdeg loo sii daayo, xoriyaddiisana loo soo celiyo.

Xarigga Cali, Xildhibaannadii safarka laga xayiray, iyo kulamada siyaasadeed ee la hor istaagay waa ififaalo muujinaya taagyarida rajiimka muddo xileedkiisu dhammaanayo. Waxay kaloo caddayn u tahay in xeeladdii xil iyo xoolo ku aamusinta ee caadada u ahayd ay shaqayn la’dahay.

Bal eeg sababta loo cuskaday xarigga wariyaha “Qalqalgelin amni iyo aflagaaddo madax”

Madax dastuurkii dalka beddeshay, sharcina uusan xakamaynin, awoddii dowladeed iyo hantidii qaranka ku takrifalaysa ayaa ku leh ciddii wax naga sheegta waa danbiile.

Isbuucaan waxaa Gaalkacyo kabilaabanaysa dhismaha garoonka kubadda cagta cabdullahi ciise maxamuud oo wakhti dheer lasug...
21/01/2025

Isbuucaan waxaa Gaalkacyo kabilaabanaysa dhismaha garoonka kubadda cagta cabdullahi ciise maxamuud oo wakhti dheer lasugaayey

Maalinta khamiista ah 23bishaan ayaa si rasimi ah labilaabi-doonaa sida ay ii xaqiijiyeen hoawladaneeda gacanta kuhaya dhismaha garoonka
Mohamed Abdullahi siciid siidhii

Guddida Doorashooyinka Soomaaliya ayaa  shaaciyay in maanta laga bilaabo ay furan tahay diiwaan gelinta ururrada siyaasa...
20/01/2025

Guddida Doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maanta laga bilaabo ay furan tahay diiwaan gelinta ururrada siyaasadda Soomaaliya.

Guddida ayaa ku adkays in keliya doorasho qof iyo cod ah ay ka dhici doonto Soomaaliya.
Mucaaradka ayaa ka soo horjeeda doorashada qof iyo cod iyagoo sheegaya in aanay suuragal ahayn ammaan ahaan iyo siyaasad ahaanba.

Address

Bakaaro
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaafada Waabari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share