13/03/2024
Awalan Asalamu caleykum Asxbta nagu xiran iyo walaalaha qiimaha badan iyo dhamaan taageerahena quruxda badan
Waxaa maanta guul kaso hoynay tartanka bisha Ramadan ee Qoob dooro Stadium aan kula ciyaareynay dhigena Honest Stars B, ciyaar qurux badan aya so bandhignay
Aqwaan acdemy 1 Honest stars 0
Waxa mahadsan dhamaan macaliminta iyo maamulka naadiga iyo taageeraha na garab taagan maalin kasta.
Mahadsanidiin🙏❤️❤️