15/08/2026
π΄ποΈ UNITED FANS, HALKAN AAN KU WADA HADALNO!
Page-kan laga bilaabo maanta kubadda cagta ayaan Uga Hadli doonnaa, laakiin gaar ahaanβ¦ MANCHESTER UNITED! πΉπ΄
π° Wararka kooxda
π Suuqa & Transfers
π¨ Breaking News
β½ Ciyaaraha & Falanqaynta
π₯ Iyo wax kasta oo United la xiriira!
Waxaa jira pages iyo ilo kale oo Somali ah β€οΈ, laakiin halkaan waxaan rabaa inaan idinka dhigo meel ka duwanβwar, madadaalo iyo football vibes isku Si Ah! πβ½
Haddii aad tahay United fan, isoo raac! ππ΄
Once Red, Always Red. β€οΈ