Garasbaaley Sports Club

Garasbaaley Sports Club Football

Dagmada Garasbaley Oo Soo Dhaweysay Laacibka Cusub ee Abdirahman jabtiil (Xeyraan) Oo Qeyb Ka Noqon Doono Xidigaha kumat...
19/08/2025

Dagmada Garasbaley Oo Soo Dhaweysay Laacibka Cusub ee Abdirahman jabtiil (Xeyraan) Oo Qeyb Ka Noqon Doono Xidigaha kumatali Doono Tartanka Kubada Cagta Dagmooyinka Gobolka Banaadir.

Sawirro: waxaan maanta oo aay Taariikhdu tahay 17/04/2025 si rasmi ah oga bilawday xaafiiska sportiga degmada garasbaale...
17/04/2025

Sawirro: waxaan maanta oo aay Taariikhdu tahay 17/04/2025 si rasmi ah oga bilawday xaafiiska sportiga degmada garasbaaley diiwaan galinta kooxaha Academyada ka dhisan degmada garasbaaley,

Shibis 0-1garasbaleeyXulka degmada garasbaley oo kagaray guuul koobka degmoyinka gobalka banadir iyo demada balcad Dhama...
10/09/2024

Shibis 0-1garasbaleey

Xulka degmada garasbaley oo kagaray guuul koobka degmoyinka gobalka banadir iyo demada balcad

Dhaman hambalyo shacabka garasbaley iyo mamulka degmada oo mujiyay isku xirnan iyo wada shaqeyn xaga isbortiska

Sportska waa isdhacgalka bulshada

Admin👁️‍🗨️

Kulanki galabta degmooyinka iyo deegaanada gobolka banaadir kaaraan 1 vs 2 garasbaaley
05/03/2023

Kulanki galabta degmooyinka iyo deegaanada gobolka banaadir
kaaraan 1 vs 2 garasbaaley

Garasbaley vs yaaqshiid 🏟️Mogadishu stadium ⏰ 2:00Maxaad urajeynysa xulka kubada cagta deg.garasbaley
23/02/2023

Garasbaley vs yaaqshiid
🏟️Mogadishu stadium
⏰ 2:00
Maxaad urajeynysa xulka kubada cagta deg.garasbaley

Kulanka galabta Kaaraan vs garasbaley 🏟️ eng.yariisow ⏰ 3:30Maxa kafileysa xulka kubada cagta garasbaley
21/02/2023

Kulanka galabta
Kaaraan vs garasbaley
🏟️ eng.yariisow
⏰ 3:30
Maxa kafileysa xulka kubada cagta garasbaley

Tarikh 02/02/2023Galabta waxaan kulan sxbtinimo oo is diyaarin ah aan la yeelanay dhigeena deg. howlwadaagHowlwadaag 1 v...
02/02/2023

Tarikh 02/02/2023

Galabta waxaan kulan sxbtinimo oo is diyaarin ah aan la yeelanay dhigeena deg. howlwadaag

Howlwadaag 1 vs 3 Garasbaaley

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garasbaaley Sports Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category