FC.super-power sports mogdisho-dharkenley

FC.super-power sports mogdisho-dharkenley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FC.super-power sports mogdisho-dharkenley, Amateur Sports Team, Mogadisho.

17/07/2019

faqriga waa maxay? ma lacag la aan mise caafimaad la aan ? aqoon la aanta ma faqriga ayeey ka mid tahay ? maxaa muslimiinta ka dhigay faqri wadamadooodana qa...

10/07/2019

shiikh cabdiraxman bashiir ayaa si qoto dheer uga hadlay dada aay tahay in gabdha lagu guursado isagga oo aad uga digay...

04/08/2017
  wangsan alll asxbta
15/02/2016

wangsan alll asxbta

15/10/2015

Mar walba oo lagu nasto kulmadda qaramadda waxaynu helnaa fursad aynu dib ugu laabano axwaasha hoos ...

  wangsan alaha inoo wanajiyo sandkaan 1437Hj cimri iyo camal wangsan aaamiiiin aaaamiiin.
14/10/2015

wangsan alaha inoo wanajiyo sandkaan 1437Hj cimri iyo camal wangsan aaamiiiin aaaamiiin.

Ciyaar yahankeenii h**e ee soo mary naadiga waqti iyo waayo guulo lasaaxib ah la soo qaty ee las cade......................
11/10/2015

Ciyaar yahankeenii h**e ee soo mary naadiga waqti iyo waayo guulo lasaaxib ah la soo qaty ee las cade..................."
WAXAAN HALKAAN HAMBALYO AROOS UGU DIMohamed Hussein HassanLASS WADIISA QAALI FAARAX TARIKHDA:08:10:2015 MAALIN KHAMIIS AH"
Sxb farxda iyo nolol wacan ayn ku rajynynaa.

  dhamaan asxbteen qaaliga ah iyo shacbaka somaliyed***************** hambaliyo  hambaliyo hambaliyo ******************q...
11/10/2015

dhamaan asxbteen qaaliga ah iyo shacbaka somaliyed
***************** hambaliyo hambaliyo hambaliyo ******************
qoloba calankeedu waa caynoo
innaga keenu wa cirkoo kale oo
an caadna lahayne caashaqa

xidigyey cadi waad na ciidamisee
carrada kaligaa adow curadee
cadceedda sideeda caan noqo

cishadad dhalataad calooshayadii
sidii culaygii cidaad marisee
Allow ha ku celin cawoy dhaha

shantena cududood cadkii ka maqnaa — (shantena → shanteenna)
adow celiyoyna caawimayee
wa calaf cimrigays-ku keen simayee [?]

Ciiiid wanaagsan dhamanaan umda islaamka ah iyo asxbteen qaaliga nagu ah Ciidan ciided kale nabd iyo barwaaqo allaha nag...
24/09/2015

Ciiiid wanaagsan dhamanaan umda islaamka ah iyo asxbteen qaaliga nagu ah
Ciidan ciided kale nabd iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiiyo aaaaamiin
muhdin hasan"maaney" waa as-aasaha teamka oo ku sugan south africa ciid mubaarak mudane

22/09/2015

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC.super-power sports mogdisho-dharkenley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share