U.C. Faallo10

U.C. Faallo10 Mucaashiqiinta Kubadda Cagta

Hubka city ee sanadka cusub.Alla Maxuu xiiso yeelan doonaa Premier League oo kooxuhu aad isku dhiseen.Magacyo waa weyn a...
18/06/2025

Hubka city ee sanadka cusub.

Alla Maxuu xiiso yeelan doonaa Premier League oo kooxuhu aad isku dhiseen.

Magacyo waa weyn ayaa kulmi doona iskana hor iman doono.

Sergio Ramos oo madax xooggan ku dhaliyay gool si uu kooxda reer Mexico ee Monterrey hoggaanka ugu dhiibo ciyaarta ay la...
18/06/2025

Sergio Ramos oo madax xooggan ku dhaliyay gool si uu kooxda reer Mexico ee Monterrey hoggaanka ugu dhiibo ciyaarta ay la lahaayeen kooxda Inter Milan oo ah finalist-ka UCL 😳

Legendary Ramos

Pedro Neto ayan sidan wax yeelayey markii ugu dambeysay.Xagaaga soo socda Chelsea waa halis.
18/06/2025

Pedro Neto ayan sidan wax yeelayey markii ugu dambeysay.

Xagaaga soo socda Chelsea waa halis.

17/06/2025

Qisada Qaa'idka Qaranka Portugal.

Haddii aad tahay mucaashaq ⚽️
Fdln nagu soo biir oo nala joog zxp.

16/06/2025

Wacdarihii Barca ee Sanadkii tagey.

Haddii aad tahay mucaashaq ⚽️
Fdln nagu soo biir oo nala joog zxp.

13/06/2025

Ma yahay Rayan Cherki saxiix ay Manchester City u baahnayd?

Abi

ALLA YA RAXMA WALAALKEY CUMAR🤲
28/08/2023

ALLA YA RAXMA WALAALKEY CUMAR🤲

Dardaaranka Maalinta Ugu Dambeysa imtixaanka ee Arbacada Ah;1. Dantaada aqoonso2. Dad ha dulminin3. Foodo ha hor kicin h...
30/05/2023

Dardaaranka Maalinta Ugu Dambeysa imtixaanka ee Arbacada Ah;
1. Dantaada aqoonso
2. Dad ha dulminin
3. Foodo ha hor kicin hana daba kicin oo ha taageerin.
4. Xaafadaada toos u aad hadey foodo billaabato.
5. Wax ha tuuryeyn, school ha jajebin, askari hala murmin, macalimiinta waardiyayaasha ahna hala dagaalin.
6. Qofkaad maanta xumeysay ayaad beri hoos tagi kartaa, ogoow aduunyadu weli ma dhamaan.
7. Waalidka u nax, oo caafimaadkooda ka nax, war naxdin leh iyo qaracan yaan loo tebin ee caga dhigo.
8. Si nabad leh u dabaal dega oo ardaynimo leh, akhlaaqda iyo xishoodka waa muhiim.
9. Dhibka aad geysatid school-na wax k**a gelin, qof saaxiib ahna kaa bixin maayo ee waalidkaa qaan ha gelin
10. Qof waxuu kuu sheegay ha qaadan, ficilka aad sameyneysidna ka fiirso, hadda ayaa Mustaqbalkaaga koow yahay ee ha isaga ciyaarin tartiibso, deganaan wax dhaama lawaa.
11. Afkaaga ha u dhiman ee ilaasho, Aqligaagana kaasho
12. Muraadkaa u timid oo imtixaanka ah hadaad dhameysatid toos mininkaaga u aad, waana isku dhamaatay macsalaamo.

F.G: waanada iyo wax sheega adigaa u baahan ee caqligaaga kala baro oo dhalinyaronimo yeysan ku qaadan.

Guul iyo Gobonimo Ardayey 2022/2023 ✊️

W/Q: Ustd Caabi

Alla Ya Raxma🤲Faataxa iigu Soo AkhriyaIiguna soo duceeyaWaa mahatsantihiin🙏
06/05/2023

Alla Ya Raxma🤲

Faataxa iigu Soo Akhriya

Iiguna soo duceeya

Waa mahatsantihiin🙏

18/04/2023

Afrika Qosol Badanaa😂😂😂

Lkn waa laga qurux badnaa

Address

2111111
Mogadisho
612101410

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when U.C. Faallo10 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category