Xiriirka Kubada Cagta Dagmada Dhusamareeb

Xiriirka Kubada Cagta Dagmada Dhusamareeb ku so dhawow:
Xiriirka Kubada Cagta Degmada Dhusamareeb

Kulanka furitaanka horyaalka heerka S3 galabta ayaa u dhaxeeya kooxaha kala ah Halgan Fc VS Barbaarta fc🏟 Dhuusamareeb S...
29/05/2026

Kulanka furitaanka horyaalka heerka S3 galabta ayaa u dhaxeeya kooxaha kala ah Halgan Fc VS Barbaarta fc

🏟 Dhuusamareeb STADIUM

🗒️ 29/05/2026

⏰ 0345:PM

DAWASHO WACAN

furitaanka tartanka kubada cagta galgaduud secondary school salaxa  cadaani sacadu  4:30 galabnimo
26/03/2026

furitaanka tartanka kubada cagta galgaduud secondary school

salaxa cadaani sacadu 4:30 galabnimo

Sunrise hotel champions
23/03/2026

Sunrise hotel champions

Kulankii maanta lagu balansanaa in lagu qabto final-ka ayaa dib u dhac ku yimid. Dib u dhaca waxaa sababay shil gaari oo...
19/03/2026

Kulankii maanta lagu balansanaa in lagu qabto final-ka ayaa dib u dhac ku yimid. Dib u dhaca waxaa sababay shil gaari oo ay ku lug lahaayeen xubno ka tirsan guddiga iyo team kale oo la socday, taas oo keentay in kulanka dib loo dhigo. Waxaa la filayaa in waqti kale oo ku habboon dib looga shaaciyo qabashadiisa.

kulankii shalay  ciyaarta Ramadan Cup:⚽  GRD vs Sunrise hotel • 🏆 Tartanka: Ramadan Cup
17/03/2026

kulankii shalay ciyaarta Ramadan Cup:

⚽ GRD vs Sunrise hotel
• 🏆 Tartanka: Ramadan Cup

Man Of The Match
17/03/2026

Man Of The Match

Kulanka udhaxeyo labada team kala ah. SUNRISE FC  VS GRD FC final yaa ugudbi dono is ledahy galbta
16/03/2026

Kulanka udhaxeyo labada team kala ah.

SUNRISE FC VS GRD FC

final yaa ugudbi dono is ledahy galbta

kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:⚽  MC portrait vs Baaldahab • 🏆 Tartanka: Ramadan Cup
15/03/2026

kulanka galbta ciyaarta Ramadan Cup:

⚽ MC portrait vs Baaldahab
• 🏆 Tartanka: Ramadan Cup

Kulanka udhaxeyo labada team kala ah. man ciro portrait VS baal dahab fc final yaa ugudbi dono is ledahy galbta
15/03/2026

Kulanka udhaxeyo labada team kala ah.

man ciro portrait VS baal dahab fc

final yaa ugudbi dono is ledahy galbta

Address

Mogadisho

Telephone

+252612508450

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriirka Kubada Cagta Dagmada Dhusamareeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xiriirka Kubada Cagta Dagmada Dhusamareeb:

Share

Category