Xidigaha CaliKamiin Academy

Xidigaha CaliKamiin Academy Calikamiin Academy waxaa la aasaasay Sanadkii 2018, Waa akademiyad ka dhisan D.w.nabada gaar ahaan xaafada calikamiin.

hoyga soo saarista xirfadlayaal da'ayarro ah. { In aad xidigaha calikamiin u baxdo waa wax iska caadi ah balse inaa ka badiso waxey u baahan tahay karti iyo awood dheeri ah}.

Full Time.Mohamud harpi 1.  21 Noveber 1Maadaama aan helnay hal dhibic, waxaan isku dhibco noqonay school 21 november.Ba...
22/08/2026

Full Time.

Mohamud harpi 1. 21 Noveber 1

Maadaama aan helnay hal dhibic, waxaan isku dhibco noqonay school 21 november.

Balse farqiga goolasha ayaan ku harnay, alx

Any way Hambaliyo ayaan leenahay iskuullada kasoo baxay Groupkeena 21 November iyo Kulmis.


Kulankeena 4️⃣aadWaqtiga🕐 2:00 PMGaroonka🏟 Stadium MogdishoBiri waxaan u baxeena School 21 November oo soo dheelay 3 kul...
21/08/2026

Kulankeena 4️⃣aad
Waqtiga🕐 2:00 PM
Garoonka🏟 Stadium Mogdisho

Biri waxaan u baxeena School 21 November oo soo dheelay 3 kulan watane 6 dhibcood.

Annagane waxaan soo dheelnay 3 kulan, waxaan wadanaa 6 dhibcood.

Biri waxaan kusoo baxnaa kaliya guul, waana guuleysaneenaa insha allah.


Full Time.Mohamud harpi School 1. Aqoon bile School 0Dhaliyaha Goolka⚽️ Cabdiraxman VIP.Waxaa i noo haray hal game, waxa...
21/08/2026

Full Time.

Mohamud harpi School 1. Aqoon bile School 0

Dhaliyaha Goolka⚽️ Cabdiraxman VIP.

Waxaa i noo haray hal game, waxaana dheeleenaa biri.

Kaliya badis ayaana kusoo baxnaa insha allah.

Waxaana rajeyneenaa Guul insha allah.


Kulankeena 3️⃣aadWaqtiga🕐 4:00 oo GalabnimoGaroonka🏟 Mogdisho StadiumWaxaan u baxeenaa School aqoon bile, oo soo dheelay...
20/08/2026

Kulankeena 3️⃣aad
Waqtiga🕐 4:00 oo Galabnimo
Garoonka🏟 Mogdisho Stadium

Waxaan u baxeenaa School aqoon bile, oo soo dheelay saddex kulan watane 0 dhibcood.

Biri waxaan rajeyneenaa Guul insha alllah.


Sawirro📷
20/08/2026

Sawirro📷


20/08/2026

Cabdi-wali leo1️⃣0️⃣

2 Games. 2 Goals⚽️⚽️


Full Time.Kulmis School 2.    Mohamud harpi 1⚽️Cabdi-wali leo1️⃣0️⃣Wili waxaan inoo hartay labo kulan, waxaana rajeyneen...
20/08/2026

Full Time.

Kulmis School 2. Mohamud harpi 1

⚽️Cabdi-wali leo1️⃣0️⃣

Wili waxaan inoo hartay labo kulan, waxaana rajeyneenaa inaan guuleysano insha allah.

Kulanka 3aad waa biri iyo Aqoon bile school.


Kulankeena 2aad ee Tartanka.Waxaan u baxeenaa School Kulmis oo soo dheelay saddex ciyaar watane toddobo dhibcood.Annagan...
20/08/2026

Kulankeena 2aad ee Tartanka.

Waxaan u baxeenaa School Kulmis oo soo dheelay saddex ciyaar watane toddobo dhibcood.

Annagane waxaan soo dheelnay hal kulan, waana soo badinay.

Maantane Waxaan rajeynenaa inaan guuleysano insha allah.


18/08/2026

Leo1️⃣0️⃣🔥


Full Time.Mohamud Harpi 1.    SOS school 0Dhaliyaha Goolka⚽️Cabdi-wali leo, lanbarka 1️⃣0️⃣ ee iskuulka.Waxee aheed ciya...
18/08/2026

Full Time.

Mohamud Harpi 1. SOS school 0

Dhaliyaha Goolka⚽️
Cabdi-wali leo, lanbarka 1️⃣0️⃣ ee iskuulka.

Waxee aheed ciyaar aad u qurux badan, guusha aan gaarnay na waa ku faraxsannahay alx❤️

Next Game iyo Khamiista insha allah.

Address

Mogadisho

Telephone

+252614255530

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xidigaha CaliKamiin Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xidigaha CaliKamiin Academy:

Shortcuts

Share