Sh abroone football team

Sh abroone football team ku soo dhowow gacmo furan sh abroone team

12/08/2026

Championska magalka xogweynta sh.abroone ⚽️💪

Marka h**e alle ayay mahad oo dhan usugnatay allahaso ino surta geliyay inan noqono champions markii 2aad oo xarir ah ma...
12/08/2026

Marka h**e alle ayay mahad oo dhan usugnatay allahaso ino surta geliyay inan noqono champions markii 2aad oo xarir ah marka xigo Waxan halkan Hampalyo ugu dirayaa dhamaan ciyartoyda sh.abroone io tageerahooda dal io dibad Mel walbo ay jogaan Waxan idin leyahay Hampalyo Hampalyo

✅💪Hampalyo xogweynta magalka ⚽️💪🏆🏆

31/07/2026

Jamacada Kubada sh.abroone boys⚽️💪😍

Hampalyo Hampalyo xogweynta Sh.aproone⚽️💪🏆
08/06/2026

Hampalyo Hampalyo xogweynta Sh.aproone⚽️💪🏆

Mustaqbalka xafada😍🥰
05/04/2026

Mustaqbalka xafada😍🥰

Manta oo an ciyarnay kulankeyna ugu h**eyay Ee Ramadan cup 2026 oo an laciyarnay dhigeyna    ciyartaas oo kuso idlatay  ...
24/02/2026

Manta oo an ciyarnay kulankeyna ugu h**eyay Ee Ramadan cup 2026 oo an laciyarnay dhigeyna ciyartaas oo kuso idlatay
Sh.Aproone 5 Vs 2 Banaadir

My team mar walbo guul io gobonimo💪⚽️

انالله واناالیه راجعون كل نفس ذائقة الموت Waxa hada naso garay geeri ad an uga naxnay Waxa hada geriyoday gudomiyaheyna ...
29/06/2025

انالله واناالیه راجعون كل نفس ذائقة الموت
Waxa hada naso garay geeri ad an uga naxnay Waxa hada geriyoday gudomiyaheyna Bile Baashi Waxana murugta la qeybsaneynaa ehelkiisa io qarabadiisa uu ka geryooday anagana samir io imaan Allah nagawada siiyo Waxana alle ugu baryeynaa inu u naxriisto janadiisa fardowsa ka waraabiyo 🥹🥹🤲

Waxa naga xanunsan walalkeyna Bile Baashi waxan alle kaga bariyeyna inu cafimad tam ah kusiiyo xanunkana dembi dhaaf all...
15/06/2025

Waxa naga xanunsan walalkeyna Bile Baashi waxan alle kaga bariyeyna inu cafimad tam ah kusiiyo xanunkana dembi dhaaf alle hakaga dhigo 🤲🥹

28/05/2025
Mahadsanidiin Rasmi Sports 🙏 iyo waxan oo kale u mahadcelineynaa mamulka cashadan quruxda badan soo agaasimay kun io kow...
28/05/2025

Mahadsanidiin Rasmi Sports 🙏 iyo waxan oo kale u mahadcelineynaa mamulka cashadan quruxda badan soo agaasimay kun io kow jeer mahadsanidiin🙏🙏🥰

Address

Merca

Telephone

+252618004022

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh abroone football team posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category