SagaL Jet Football Club Wajale

SagaL Jet Football Club Wajale Halkan Kala Soco DhaQ DhaQaaQ Walba Oo Ku Saabsan naadiga
SAGAL JET FOOT BALL CLUB football

Labadii Captain Ee SagaL Jet Football Club Wajale
22/03/2026

Labadii Captain Ee SagaL Jet Football Club Wajale

SagaL Jet Football Club Wajale  Kooxdii MagaaLada 👏💉🩸
10/03/2026

SagaL Jet Football Club Wajale
Kooxdii MagaaLada 👏💉🩸

Waxa maanta Oo jimce Ah La Ciyaaraya Finalkii  Cupkii Loogu Magac Daray Laacibkii Wayna Ee SagaL Jet Football Club Wajal...
11/07/2025

Waxa maanta Oo jimce Ah La Ciyaaraya Finalkii Cupkii Loogu Magac Daray Laacibkii Wayna Ee SagaL Jet Football Club Wajale Abdifatax Arteta Ka Soo In Mudo Ka Socday Garoonka

26/06/2025

Maamulka macalimiinta, iyo ciyaartoyga naadiga SagaL Jet Football Club Wajale Waxay hamblayo u dirayaan Guudomiyaha guud ee kooxda. (Commissioner Abdi Yusuf-daahir) Oo madaxweynaha Jamhuuriyadda somalilnad xil u magacaabay.

19/05/2025

Kooxda ku Ciyaarta Magaca Sagal jet Ayaa Qaaday koobki 18 may Ee Lagu Ciyaarayay Magalada tog Wjle iyagoo Hantay Koobkedi 10aad Oo MaxaLi Ah

waxa maanta la ciyaari doona finalka tartanka 18 may cup kaaso lagu xusayo maalinta qaran waxaana lagu ciyaari doona gar...
18/05/2025

waxa maanta la ciyaari doona finalka tartanka 18 may cup kaaso lagu xusayo maalinta qaran waxaana lagu ciyaari doona garoonka zilaanyo stadium 4:00 galabnimo
Badiyaaba Waa Bahdeeen 💯

14/03/2025

Ruug Cadaagi Soo RogaaL Celi
Abdurehman Abdilah Yusuf Waxad Dadka Soo Xasuusisay GoaLkii Cristiano Ronaldo Uu Ka DhaLiyay XuLka Qaranka Spain 🇪🇸 🙀👏

MaamuLka MacaLimiinta Iyo Dhamaan Ciyaaryahanada Sagaljet Company  Waxay HambaLyo Udirayaan Lacibkii Naadiga Ina Abdilla...
15/09/2024

MaamuLka MacaLimiinta Iyo Dhamaan Ciyaaryahanada Sagaljet Company Waxay HambaLyo Udirayaan Lacibkii Naadiga Ina Abdillahi Essa Oo Ka QaLan Badashay Jamacada Golis University Walal Ilaahay Ha Kugu AnfacO CiLmigaad Barateey GuuLo KaLe Oo Waaweyn ayaan Ku Rajaynaynaa 🙌🙏

Maamulka, macalimiinta, ciyaartoyga. Naadiga SagaL Jet Football Club Wajale Waxay hamblyo iyo bogaadin u dirayaan mid ka...
04/07/2024

Maamulka, macalimiinta, ciyaartoyga. Naadiga SagaL Jet Football Club Wajale Waxay hamblyo iyo bogaadin u dirayaan mid kamida ciyaartoyga kooxda oo ka qalin-badalanaya jaamacadda ( GOLIS UNIVERSITY)

Waxaynu ugu duceyneyaa cilmigaa uu bartay In Alle ku anfaco, Naftiisa, Dadkiisa, iyo Dalkiisa.

Ina Abdillahi Essa Congratulations our herro.👏

AlhamduLilah AlhamduLilaH GuuL Wacan  Ayaan ka Gaadhnay Maanta  Naadiga   Sagal jet  2 MaaLiyada 1Inta Daawatay Inta Niy...
11/06/2024

AlhamduLilah AlhamduLilaH

GuuL Wacan Ayaan ka Gaadhnay Maanta Naadiga

Sagal jet 2 MaaLiyada 1

Inta Daawatay Inta Niyada Naga Tageertay
Dhamantiin Mahadsanidiin 👏👏

  🏆Guul Baan Inoo RaJaYnayaa DhamanteenBa ⚽️✍️
11/06/2024

🏆

Guul Baan Inoo RaJaYnayaa DhamanteenBa ⚽️✍️

Address

Sagal Jet Company
Mashruuca Tog-Wajaale

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SagaL Jet Football Club Wajale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SagaL Jet Football Club Wajale:

Share

Category