15/05/2026
Bismillah
Alhamdullilah Mahad Oo Dhan Marka Kobaad Alle Ayey U Sugnaatay Inuu Suurta Geliyay Inaan Imaana Ciyaarta K**a Dambeysta Liiga Degmada Hadana Aan Noqona Kooxda Ugu Dambeysa Guusha Hambalyo Hambalyo White Star Football Club Cad Cad The Champions Of 2026 ππ
__________Natiijada Ciyaarta maanta________
White Boys 1 1 Peace Boys Football Club
Waxay guusha nagu raacday gool ku laad
Waxa Naadiga Goolka ka Saaciday Super Striker β½οΈ Assist By jirow
Dhigeena Oo Nasiibka Ka Hiiliyay Waxan Leenahay Soo Laabta Adinka Oo Sidaan ka Xoog Badan
Waxan Halkaan Ugu Mahadcelinaaya Gudoomiyaha Isboortiska Degmada Iyo Xubnihiisa Gudiga Oo Isku Duuban Waxan Idin Leenahay Shaqa Wacan Halkaas Ka Sii Wada Shaqada Aad Dhalinyarada U Heysiin ,waxa sidoo kale Dorkooda Ka Maqneyn Garsoorayaasha Soo Dhax Dhaxaadinayay Ciyaaraha Mahadsanidiin
Waxan Soo Bixinay Waqti ,juhdi Iyo Nafhurnimo Ugu Dambeyn Waxam Noqonay Guuleystayaasha ugu Dambeya Ee Maanta alle Ka Sakow Waxam Ugu Mahadcelinayna Ciyaartoyda Macalimiinta kooxda , Iyo Tageerayasha Oo Isku Duubni Iyo Midnima Guusha Ku Keenay Hambalyo Mar Labaad Cad cadka
Mamulka Kooxda Iyo Macalimiinta Aya Cup kaan Ee Hanatay Kooxda Ugu magac Daray Halyey Ayaga Uu Ku mamusay In lagu Xusa Magaca Halyeykaas πβοΈ
Hambalyo Hambalyo The Champions π