21/06/2024
Bismilaah
Waxaa dhammaan kooxda ay ugu hooreeyaan maamulka cayaaryahanada iyo taageerayaasha dhiirigelin iyo duco hawada umarinayaan dhamman ardada soomaliyeed ee ufadhiisaneyso imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad
Waxan leenahay guuleysta garabkiina Allah hagalo exam.kana Allah haidin fududeeyo.waxan kaloon siqaas ah aan ugu duceyneynaa ardeyda Luuq Ganane Secondary School - LGSS waxan idin leenahay natiijo wanaagsan Allah haidinkala kulunsiiyo kuwii degmada guul iyo sharaf aan lailabi Karin usoo hohiyay Allah haidinka dhigo ๐คฒ
NB.Waxa kaloo halkan ugu duceyneynaa dhalanyaro kamid ah kooxda ahna maamulkii h**e eee kooxda lasoo maray xaalado ad adag iyo kuwa caadi ahba. kana mid ah ardeyda ufadhiisaneyso imtixaanka fasalka 12aad
โCoach kii h**e eee kooxda (Ex coach) ๐
โLegend door weyn ka ahaa kooxda aas aaskeeda ilaa hadeertaana utagan horumarka kooxda iyo dhiirigelinta cayaryahanada legend aan lailaabi Karin Ahna madaxa aradeyda dugsiga sare ee luuq ganane secondary school
(Head boy's Of high school in Luuq ganane secondary school lgss)
(Mr updirhmaan ibraahim shaadeli ) the one and only of iidaale
(Mr Apdi asiis mohamed adan ) Ex.coach
Saxibayaal waxan siqaas ah idiin leenahay
exam.ka Allah haidin fududeeyo ilaah idinkii
Natiijo lagu farxo ayaan idin rajeyneynaa I a
Waxaa si niyad furnaan idinkugu soo duceynaayo
dhammaan kooxda iidaale iyo taageerayaasheeda ๐คฒ
ุงูููู
ูุณุฑ ููู
ูุฐุง ุงูุงู
ุชุญุงู ูู ูู ุชูุงู
ูุฏ ุณูู
ุงู ๐คฒ๐คฒ