Golkhaatumo football club

Golkhaatumo football club GOLKHAATUMO FOOTBALL CLUB 《C》

  kooxda Kulankii shaley Galab GolKhaatumo (0) Asian(0)
18/05/2025

kooxda Kulankii shaley Galab

GolKhaatumo (0) Asian(0)

Bismillah :  Kooxda golkhaatumo oo la wareegtay player maxamed Leo oo ah player ka dheela boosaska 10 &11  Gabo gabo: wa...
08/04/2025

Bismillah :
Kooxda golkhaatumo oo la wareegtay player maxamed Leo oo ah player ka dheela boosaska 10 &11

Gabo gabo: waxanu lenahay kuso dhawow koox laga jecelyahay waxanu ku rajaynayna mustaqbal ifaya inaad la qaadato kooxdada

Macaliminta iyo player rada ayaa hanblyo udiraya umada islamka Ramadan Mubarak dhamaan dadka muslimiinta ah oo dhan! ! ✨...
28/02/2025

Macaliminta iyo player rada ayaa hanblyo udiraya umada islamka
Ramadan Mubarak dhamaan dadka muslimiinta ah oo dhan!
! ✨🌙
Alle khayr keda hayna wa fajiyo dhamanten
family

  waxey kooxdu si rasmiya ula soo wareegtay laacibka khadka dhexe sakariye jiilanKuso dhawow kooxda faca weyn ee   fc
03/02/2025

waxey kooxdu si rasmiya ula soo wareegtay laacibka khadka dhexe sakariye jiilan
Kuso dhawow kooxda faca weyn ee fc

Fc Golkhaatumo 1 Fc marco 0 Kooxda nala ciyaartey. Fc marco wxaan lenahy wxaad ciyaarteen kubad aad u qurux badan badiya...
31/01/2025

Fc Golkhaatumo 1
Fc marco 0

Kooxda nala ciyaartey. Fc marco wxaan lenahy wxaad ciyaarteen kubad aad u qurux badan badiyaaba waa bahdeen

Golkhaatumo football club

   💚⚽️🙏
26/05/2024

💚⚽️🙏

  Golkhaatumo fc  4  Waabari fc D. Boocame 0 Waxaa kooxda goolasha udhaliyey  afgaab 2 ⚽️⚽️@ Mohomed Leo 1⚽️ caska 1⚽️  ...
14/04/2024



Golkhaatumo fc 4
Waabari fc D. Boocame 0
Waxaa kooxda goolasha udhaliyey

afgaab 2 ⚽️⚽️
@ Mohomed Leo 1⚽️
caska 1⚽️

Kooxdii nala ciyaaraysay Fc waaberi D. Boocame waxan leenahay kubad qurux badan baad ciyaarteen badiyaaaba waa bahdeen

Bismilah.Dhamaan mamulka. Macalimuinta io ciyaartoyda kooxdu waxay umada islaamka ugu hanbalyeynayaan gaar ahaan bulsha ...
09/04/2024

Bismilah.
Dhamaan mamulka. Macalimuinta io ciyaartoyda kooxdu waxay umada islaamka ugu hanbalyeynayaan gaar ahaan bulsha waynta -KHAATUMO curashada bisha shawaal ee Eidul fudriga
عيد مبارك وكل عام وانتم بخير
Ilahayy acmashii salixa ahayd hayga aqbalo ciidka ciidkisana barwaaqo io basH basH haynugu dhaadhsiiyo.

W/Q..

Bis milaah waxa si habsimi leh ugusocdey kooxda   ramadaan cup waxa galpta lagu so gaba gaba gabeeyey garoonka sool stad...
31/03/2024

Bis milaah waxa si habsimi leh ugusocdey kooxda ramadaan cup waxa galpta lagu so gaba gaba gabeeyey garoonka sool stadium 🏟
Waxa iskugu yimid final labada kooxed ee ku kala cayaarayey maraaga fc vs huwan fc
Waxay guushu raacdey kooxda ku cayaareysay maraaga fc
Maraaga fc 6
Huwan fc 5
🏆🏅⚽️

  Golkhaatumo fc  3  Damaashad fc    2Waxaa kooxda goolasha udhaliyey  ismail  2 ⚽️⚽️@ Mohomed ahmed abdi 1 ⚽️  Kooxdii ...
21/02/2024



Golkhaatumo fc 3
Damaashad fc 2
Waxaa kooxda goolasha udhaliyey

ismail 2 ⚽️⚽️
@ Mohomed ahmed abdi 1 ⚽️

Kooxdii nala ciyaaraysay Fc Damaashad waxaanu leenahay kubad qurux badan baad ciyaarteen badiyaaaba waa bahdeen

family⚽️🙏

Address

GOLKHAATUMO
Laascaanood

Telephone

+252905690335

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golkhaatumo football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Golkhaatumo football club:

Share