Darwiish Stadium Sports

Darwiish Stadium Sports Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darwiish Stadium Sports, Sports, Laascaanood.

19/03/2026

Bulsho-Weynti Kasooo Qayb Gashay Xafadi Xidhitaanka Koobki Ramadan Cup Ee Garoonka Darwiish Stadium.

18/03/2026

Hambalyo Kooxdii Matalaysay Goobta Sahal Construction Company Ee Ku Guulaysatay Koobka Darwiish Ramadaan Cup🏆

Champions🏆 Shirkada Dhismaha Iyo Qandaraasyada Ee Sahal Construction Company Ayaa Noqotay Kooxdi Qaaday Koobki Ka Socday...
18/03/2026

Champions🏆

Shirkada Dhismaha Iyo Qandaraasyada Ee Sahal Construction Company Ayaa Noqotay Kooxdi Qaaday Koobki Ka Socday Garoonka Darwiish Stadium

Final Ramadan Cup Darwiish Stadium.Waxaa Beri Hadi Alle Idmo Soo Gabo-Gaboobaya Koobki Mudada badan Soo Socday Ee Garoon...
17/03/2026

Final Ramadan Cup Darwiish Stadium.

Waxaa Beri Hadi Alle Idmo Soo Gabo-Gaboobaya Koobki Mudada badan Soo Socday Ee Garoonka Caasimadda Darwiish Stadium.

Kasoo Qayb Gal Wanaagsan.

Waqtiga Ciyaarta:3:30 Pm

16/03/2026

Taagerayaasha soo xaadiray kulankii Galabta Garoonka Darwiish Stadium Sports 🏆

Kulanki Labaad Ee Galabta Waxaa Wada Ciyaaray Labada Kooxood Ee Kala Ah.Som-Bank Somtel Ciyaarta ayaa Kusoo Dhamaatay 4:...
16/03/2026

Kulanki Labaad Ee Galabta Waxaa Wada Ciyaaray Labada Kooxood Ee Kala Ah.
Som-Bank
Somtel

Ciyaarta ayaa Kusoo Dhamaatay 4:2
Oo ay Ku Badisay Kooxda Meteleysay Bangiga Som-Bank

16/03/2026

Goolashii kulankii kowaad Galabta Labadi Kooxood Ee Wada Ciyaaray Sahal construction company & Gateway School

Kulanki Koobaad Ee Galabta Waxaa Wada Ciyaaray Labada Kooxood Ee Kala Ah.Gatwey School Sahal Construction Company Ciyaar...
16/03/2026

Kulanki Koobaad Ee Galabta Waxaa Wada Ciyaaray Labada Kooxood Ee Kala Ah.
Gatwey School
Sahal Construction Company

Ciyaarta ayaa Kusoo Dhamaatay 2:1
Oo ay Ku Badisay Kooxda Meteleysay Shirkada Dhismaha Iyo Qandaraasyada Ee Sahal Construction Company

Waxaas beri Galab Ciyaarta Semi-finalka wada ciyaaraya labada kooxood ee kala ahSom-bank &SomtelTime:4:30Garoonka Darwii...
15/03/2026

Waxaas beri Galab Ciyaarta Semi-finalka wada ciyaaraya labada kooxood ee kala ah

Som-bank
&
Somtel

Time:4:30
Garoonka Darwiish Stadium

Daawasho Wacan

Waxaas beri Galab Ciyaarta Semi-finalka wada ciyaaraya labada kooxood ee kala ahSahal Construction Company &Gateway Scho...
15/03/2026

Waxaas beri Galab Ciyaarta Semi-finalka wada ciyaaraya labada kooxood ee kala ah

Sahal Construction Company
&
Gateway School

Time:3:30
Garoonka Darwiish Stadium

Daawasho Wacan

Address

Laascaanood

Telephone

+252634499846

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darwiish Stadium Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Darwiish Stadium Sports:

Share

Category