Goal React

Goal React Kala soco GOAL REACT, wararka ciyaaraha kuwooda ugu dambeeyay iyo falanqeyn dhamaystiran.

DYBALA TO ATLETICO⁉️ Atletico Madrid ayaa wali ah kooxda ugu cadcad saxiixa 28 jirka Paulo Dybala xagaagan si xor ah.  X...
09/04/2022

DYBALA TO ATLETICO⁉️ Atletico Madrid ayaa wali ah kooxda ugu cadcad saxiixa 28 jirka Paulo Dybala xagaagan si xor ah. Xiddiga reer Argentine ayaa si cad u sheegay in uu isaga tagi doono kooxda Juventus dhamaadka xilli ciyaareedkan iyada oo aan la fulin shuruudihii uu ka dalbaday heshiiska… Halkee kula tahay inuu aado?🔜📝✅

👀 Waxaad heshay rigoore daqiiqadii 93aad iyadoo ciyaarta ay tahay barbaro 1-1 ah. 🎯 Yaad dooranaysaa inuu ku laado & sab...
09/04/2022

👀 Waxaad heshay rigoore daqiiqadii 93aad iyadoo ciyaarta ay tahay barbaro 1-1 ah.

🎯 Yaad dooranaysaa inuu ku laado & sababtu?

Waa kee xifaaltanka ugu weyn ee tababare ee taariikhda Premier League?  🥊
08/04/2022

Waa kee xifaaltanka ugu weyn ee tababare ee taariikhda Premier League? 🥊

Dhibcaha Premier League afartii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay: 🔵 Man City: 338 🔴 Liverpool: 337 Ciyaarta ayay Bedele...
08/04/2022

Dhibcaha Premier League afartii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay:

🔵 Man City: 338
🔴 Liverpool: 337

Ciyaarta ayay Bedelen ⚔️

HESHIIS LA GAADHAY: Franck Yannick Kessié ayaa ogolaaday inuu ku biiro FC Barcelona xagaagan isago wakiil xor ah 🔵🔴
23/03/2022

HESHIIS LA GAADHAY: Franck Yannick Kessié ayaa ogolaaday inuu ku biiro FC Barcelona xagaagan isago wakiil xor ah 🔵🔴

Jose Mourinho ma'aha tababarihi ugu wanagsana ee Manchester United so mara kadib Sir Alex?
21/03/2022

Jose Mourinho ma'aha tababarihi ugu wanagsana ee Manchester United so mara kadib Sir Alex?

Dybala waxa uu uga tagi doonaa Juventus si xor ah.  Waxaa jiray heshiis buuxa oo afka ah bishii Oktoobar ee la soo dhaaf...
21/03/2022

Dybala waxa uu uga tagi doonaa Juventus si xor ah. Waxaa jiray heshiis buuxa oo afka ah bishii Oktoobar ee la soo dhaafay €8m oo lagu daray € 2m mushaharka saafiga ah ilaa 2026 - ka dib Juve ayaa go'aansatay inay bedesho soo jeedinteeda. ⚠️🇦🇷

Paulo kuma faraxsana hadda, shuruudo cusub, wuxuuna hadda wadahadalo la furi doonaa kooxo kale.

DEG-DEG‼️ Erling Haaland oo 21 jir ah ayaa la filayaa inuu go'aan ka gaaro mustaqbalkiisa usbuucyada soo socda.  Hawshu ...
21/03/2022

DEG-DEG‼️ Erling Haaland oo 21 jir ah ayaa la filayaa inuu go'aan ka gaaro mustaqbalkiisa usbuucyada soo socda. Hawshu waa socotaa, wali naadi lama go’aamin… xagee ay aadaya sadaali?🔜📝✅

Allegri oo ka hadlaya qandaraaska Paulo Dybala ee dhacayaa bisha June: “Ma garanayo haddii Paulo uu sii ahaan doono ciya...
21/03/2022

Allegri oo ka hadlaya qandaraaska Paulo Dybala ee dhacayaa bisha June: “Ma garanayo haddii Paulo uu sii ahaan doono ciyaaryahan Juventus xilli ciyaareedka soo socda. Waxay ku xiran tahay naadiga - aniguna waxaan la socdaa guddiga." 🇦🇷

"Sido kale Cuadrado, de Sciglio, Bernardeschi aya qandaraasku ka dhacayaa bisha June - kaliya ma ahan Dybala."

🔥 Pierre-Emerick Aubameyang ayaa dhaliyay 9 gool 8-dii kulan ee ugu dambeeyay uu u ciyaaro FC Barcelona.👀 Xusuusin Arsen...
21/03/2022

🔥 Pierre-Emerick Aubameyang ayaa dhaliyay 9 gool 8-dii kulan ee ugu dambeeyay uu u ciyaaro FC Barcelona.

👀 Xusuusin Arsenal ayaa u ogolaatay inuu beeca xorta ah ku tago.

Taariikh ayaa qorantay El Clasico ugu horeysay ee uu Xavi tababaraha aha 🔵🔴Xalay reer Barcelona madaxa furnaa 🎉🔥
21/03/2022

Taariikh ayaa qorantay El Clasico ugu horeysay ee uu Xavi tababaraha aha 🔵🔴

Xalay reer Barcelona madaxa furnaa 🎉🔥

Barcelona ayaa heshiis la gaartay Franck Kessié si ay beeca xorta ah ugala soo wareegto Milan xagaagan
15/03/2022

Barcelona ayaa heshiis la gaartay Franck Kessié si ay beeca xorta ah ugala soo wareegto Milan xagaagan

Address

110
Laascaanood
10000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goal React posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goal React:

Share

Category