14/07/2023
Liiska Beesha Bs ee u baahan in la dhaariyo
Waxay isugu jiraan dhawr kooxood
1. Koox ku xidhan wasaarada hoodii wali mushahar koodii qaata halgankana ka baxsaday oo degan hotel ku yaala garoowe
2. Koox wasiirkoodii iyo xildhibaankii sidii ugu xidhan markii horena iyaga la joogay
3. Koox dib Laga shaqaalaydii iyo koox horay usoo shaqaysay
5. Wasiir ka iyo xildhibaankii kuwo dhalasho iyo ehel ahaan kugu xidhan
6. Kooxo danbi ka carar ah oo gudiyada ku biiray SI ay u keenaan shirarka iyo gudiyada xog tooda
Waxaa Jira Kara qof qof aan danbi lahayn
Lkn 24/48/72 saacadood halagu dhaariyo dhamaantood waxaa
Cabdiqani Caqil Ileeye Halyeey Qaran
Halyeey Qaran
Halbeeg Media Inc
Afnugaal Media Inc.