Chelsea Fans Waqooyi Bari

Chelsea Fans Waqooyi Bari Chelsea Fans Waqooyi Bari Waxaad Ka Heli doontaa,Wararka, Kooxda Chelsea IWM.

🔵⚒️ CHELSEA vs WEST HAM_ Premier League📅 Sabti🕣 8:30 PM (Caawa)📍 Premier League London DerbySaadaashaada Aniga Chelsea 3...
31/01/2026

🔵⚒️ CHELSEA vs WEST HAM_ Premier League
📅 Sabti
🕣 8:30 PM (Caawa)
📍 Premier League London Derby

Saadaashaada Aniga
Chelsea 3 Westham 0

30/01/2026

Difaaca la isku heysto suuqaan kooxkasta waxay u aragtaa difaac ku haboon Chelsea ayaana ku dhaw hadda

Kadib dagaal ay kala kulantay Liverpool, Bayern Munich, Arsenal iyo kooxo kale💙🔥

🚨BREAKING: Levi Colwill ayaa dib ugu soo laabtay Cobham isagoo sameynaya tababar gooni ah sida uu xaqiijiyay tababare Li...
30/01/2026

🚨BREAKING: Levi Colwill ayaa dib ugu soo laabtay Cobham isagoo sameynaya tababar gooni ah sida uu xaqiijiyay tababare Liam Rosenior.

🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya Colwill ayaa yiri:

"Colwill waxaan la hadlay saakay, aad ayuu u fiican yahay waa xirfadle si adag ayuu u shaqeynayaa, aad bay u fiicnayd inaan arko isagoo garoonka ku soo laabanaya oo ordaya.

Laakiin waxaan u baahanahay inaan hubinno inuu dareemayo 100% taam ahaansho buuxda, waxaan rajeenaya in garoomada uu dib ugu soo laabto kahor dhamaadka xilli ciyaareedka.

30/01/2026

🚨Shirka jaraa'id ee Liam Rosenior:

🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya suuqa iyo maalmaha ugu dambeeya:

"Mudnaanta ayaa ah in kooxda laga dhigo mid xooggan inta suurtogalka ah ilaa inta ka dhiman xilli ciyaareedka."

🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya saxiixa daafac cusub:

"Waa suurtagal saxiixa daafac cusub, laakiin ma doonayo inaan ciyaartoy kasta keeno sababtoo ah, waxaan rabaa inaan keeno ciyaartoy saameyn ku leh kooxda."

🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya Josh Acheampong:

"Waxaan rabaa in Josh Acheampong uu ila joogo kooxda Chelsea."

🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya Cole Palmer:

"Palmer wuxuu sameeyay laba caawin iyo bandhig cajiib ah ciyaarti Napoli, hadda wuxuu diyaar u yahay inuu kusoo bilowdo kulanka West Ham, runtii aad buu u faraxsan yahay."

🗣Liam Rosenior oo ka hadlaya Enzo Fernandez:

"Enzo waa ciyaaryahan heer caalami ah, lama yaabin bandhigiisa Laakiin waxay ahayd wax cajiib ah inaan barto, waa guuleyste dhab ah, Inta aan halkaan joogo, waan ku faraxsanahay inaan arko waxa aan ka heli karno isaga.

Qarabag 🆚 Newcastle Monaco 🆚 PSGLabadii koox soo baxdo mid kamid ayay Chelsea u bixi doonta wareega 16aad ee  F:G| isku ...
30/01/2026

Qarabag 🆚 Newcastle
Monaco 🆚 PSG

Labadii koox soo baxdo mid kamid ayay Chelsea u bixi doonta wareega 16aad ee

F:G| isku aadka aya dhici doona 27ka February markas ayay Chelsea ogaan doonta si rasmi ah.

30/01/2026

World Champions Marna Haka Shakin 👀

30/01/2026

Sanches 🆚 Napoli Great Save

Chelsea inta ka dhiman suuqa waxay rabaan inay lasoo wareegaan xidiga Rennes JacquetHeshiskaan wuxuu lamid noqon doonaa ...
30/01/2026

Chelsea inta ka dhiman suuqa waxay rabaan inay lasoo wareegaan xidiga Rennes Jacquet

Heshiskaan wuxuu lamid noqon doonaa kii Enzo waqtiga dambe uu ugu biiray Chelsea

Heshiska Jérémy waa la isku heystaa hadda kooxo badan ayaa raba xidiga difaaca dhexe

Enzo Fernandez aya ku lug yeeshay 14 Gool Xiliciyaredkan Tartamada oo dhan.5 Gool ayu ku lug yeshay 6dii Kulan ugu dambe...
29/01/2026

Enzo Fernandez aya ku lug yeeshay 14 Gool Xiliciyaredkan Tartamada oo dhan.

5 Gool ayu ku lug yeshay 6dii Kulan ugu dambesay Tartamada oo dhan.

Enzo Yaa Enzo 💙🦁💪.

  midkood baynu isku aadi
29/01/2026

midkood baynu isku aadi

Kooxda Napoli Ayaa Markii u h**eyse Loga Adkaaday Gurigooda Tan iyo December 2024.Sidokle Napoli Ayaa Markii u h**eyse I...
29/01/2026

Kooxda Napoli Ayaa Markii u h**eyse Loga Adkaaday Gurigooda Tan iyo December 2024.

Sidokle Napoli Ayaa Markii u h**eyse Iyado qeybta h**e Gurigooda Gool ku hogaamiyay laga Adkaaday Tan iyo 2017.

Chelsea xalay Record Adag jabisay

Address

Waqooyi Bari
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chelsea Fans Waqooyi Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Chelsea Fans Waqooyi Bari:

Share

Category