23/04/2026
BISMILAAH
bacda salaam, waxaan kusoo dhawaynaynaa kooxda faca weyn ee hillaac fc saddex xubnood oo ah kuwii ugu tayada fiicnaa waqtigan:
1) abdisameth muuze
2) abdikareim seat
2) mubaarik mohameth
waxay si mug iyo miisaan leh usoo dhaweynayaan taageerayaasha iyo masuuliyiinta kooxda, iyo dhammaan ciyaartoydaba. saddexdan xiddig waxaan idin leenahay kusoo dhowaada mar koowaad, mar labaad iyo mar saddexaadba kooxda faca weyn ee hillaac fc.
ALLA MAHAD ISKA LLEH 🙏🏻