Somali Sky Sports

Somali Sky Sports falaqaynta ciyaaraha iyo helida xog sugan

Agaasimaga PSG  Leonardo  iyo tabaraha Pochettino ayaa labaduba ka tagi doona  PSG Iyada oo PSG ay magacaabi doonto agaa...
22/05/2022

Agaasimaga PSG Leonardo iyo tabaraha Pochettino ayaa labaduba ka tagi doona PSG

Iyada oo PSG ay magacaabi doonto agaasime cusub

Deg-deg___kooxaha Barcelona iyo Paris Seant German ayaa ugu Dambayn ku heshiiyay Wax walbo oo ku saabsan Arinka Neymar S...
13/08/2019

Deg-deg___kooxaha Barcelona iyo Paris Seant German ayaa ugu Dambayn ku heshiiyay Wax walbo oo ku saabsan Arinka Neymar Si uu Mar labaad ugu Soo Noqdo Kooxda Barcelona.

Neymar oo labo sano ka hor ka Ambabaxay Kooxda Barcelona ayaa ugu Dambayn Kooxda Barcelona dib ula modoobi doona Markale

u aragtaa Soo laabashada Neymar ee Kooxda Barcelona

RASMI___Gool hayaha Kooxda Liverpool ayaa Garoomada ka maqnaan doona ku dhawaad labo bilood waxa uuna seegi doonaa Kulam...
12/08/2019

RASMI___Gool hayaha Kooxda Liverpool ayaa Garoomada ka maqnaan doona ku dhawaad labo bilood waxa uuna seegi doonaa Kulamo Tun Culus

Halkan Hoose ka Aqriso kulamada Rasmiga ah EE Alisson Beker ka maqnaanayo kooxdiisa Liverpool

Chelsea vs LiverpoolUEFA SUPAR CUP14/August/2019Istanbul, TurkiyeMaka Soo kabsan doontaa Kooxda Blues jabkii Gaadhay Xal...
12/08/2019

Chelsea vs Liverpool

UEFA SUPAR CUP

14/August/2019

Istanbul, Turkiye

Maka Soo kabsan doontaa Kooxda Blues jabkii Gaadhay Xalay, Mise Liverpool Qaadi doontaa Koobkii labaad ee Sanada 2019

Alen Sheirar Team of the week  raacday Adigu
12/08/2019

Alen Sheirar Team of the week
raacday Adigu

Natiijooyinka Asbuuca koowaad ee Horyaalka ingiriiska
12/08/2019

Natiijooyinka Asbuuca koowaad ee Horyaalka ingiriiska

Manchester City oo Guul Xasuuqa kala Soo laabatay kooxda Westham United.Kulanka oo Qaybtii H**e lagu kala Nastay 0_1 , M...
10/08/2019

Manchester City oo Guul Xasuuqa kala Soo laabatay kooxda Westham United.

Kulanka oo Qaybtii H**e lagu kala Nastay 0_1 , Manchester City Hogaanka ku haysay ayaa Qaybtii Dambe Iyana Ku Soo idlaatay 0_5

Real Madrid ayaa ku dhow in £50M kaga iibiso James Rodriguez Kooxda ay Deriska yihiin ee Atlentico Madrid.Sidoo kale Koo...
09/08/2019

Real Madrid ayaa ku dhow in £50M kaga iibiso James Rodriguez Kooxda ay Deriska yihiin ee Atlentico Madrid.

Sidoo kale Kooxda Napoli ayaa lala Xidhiidhinayaa Xidigan aan Taageerada ka haysan Tababare Zedani

Waxa Caawo Bilaabanaya Horyaalka Xiisaha leh Ingiriiska.Liverpool vs Norwich ayaana Lagu Daah furayaa
09/08/2019

Waxa Caawo Bilaabanaya Horyaalka Xiisaha leh Ingiriiska.

Liverpool vs Norwich ayaana Lagu Daah furayaa

Address

Laascaanood
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sky Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category