Olol Football Club

Olol Football Club Kusoo Dhawow pageka Rasmiga Ah Ee Kooxda Kubada Cagta Olol Football Club (Hungrylions)

Hambalyo Oo Kunjeer Hambalyo Sxip❤Xalay habeen Taariikhda ku xusan bey aheyd15-january-2022Waa Farxadii Sxip/wll Maxamed...
15/01/2022

Hambalyo Oo Kunjeer Hambalyo Sxip❤

Xalay habeen Taariikhda ku xusan bey aheyd15-january-2022

Waa Farxadii Sxip/wll Maxamed Maxamuud Aqal Galkiisii Taaba galay.

Maxamed maxamuud iyo Dumaashi Safiya ahmed Qoyskii Lagu nastee lagu nagaado alle ha idinka yeelo.

Waxay Kooxdu hambalyo Mug iyo Miisan ba leh u direysaa ciyartooygeedii,

Ciyaartooyduna waxay dhambaal farxadeed u dirayaan saaxibkood Maxamed Maxamuud Gurey

Alle ha idinkala siiyo ubad kheyr qaba Diinta,Dadka iyo Dalkaba anfacda, Guurkiina Lagu Farax Gurigiinu Guri Nagi

Waxay kaloo kooxdoo isu duubani Ugu Duceysey Reerka Cusub ducadii Nabiga "Scw" .بارك الله لکما وبارک عليکما وجمع بينکما في خير

17/09/20121Habeen madoow, iyo maalin xanuun badan 😪😪Inaalilaahi waa inaa ilaahi Raajicuun, Ax xanuun badanaa, waxaa Xala...
17/09/2021

17/09/20121

Habeen madoow, iyo maalin xanuun badan 😪😪

Inaalilaahi waa inaa ilaahi Raajicuun, Ax xanuun badanaa, waxaa Xalay tii alle u yimi/geeriyoodey Saaxiib/walaal/macalin Abdikarin ahmed mohamed (Gurey karo)

Eebe weyne Haku naxariisto Walaal/Saaxiib geeri aad u naxdin badan oo argagaxle bay ahayd dareen ahaan aad bay noo taabatay geeridadu walale iyo saxiib

Xarfo kuma koobi karno Shakhsiyadaadi afgaabnaantadii, edebtaadii iyo ixtiraamkaagii waxad noo ahyd shaqsi Abaal badan Nagu leh aadna Noogu Wayn runtiim

eebe waaxan kaga baryayaynaa inu qabrigaga kuu waasiciyo, janoyiinkiisa kugu casuumo, kuwo xawdka nabiga ka caba kaa dhigo, waxaan tacsida iyo tiiranyada la wadagaynaa dhamaanba ehelkii iyo asxaabtii Qarabdii aad Ka Baxdey.😭😭

geeridadu waxay nagu noqotay mid u qaadan waa ah kadisna nagu ah,

Ilaahy khaatumada khayr ha inoogu khatimo, kuwa jidka siraadul mustiqiimka ku hanuunsanaada alle haynaga dhigo dhamaanteenba Aamiin aamiin😭😭.🤲🤲

Alla Yaraxma saaxiib walaal Abdilaahi Abdirizaq Bojan Krkic ilaahay walaal hakugu casuumo janooyinkiisa waaweyn, Allena ...
11/06/2021

Alla Yaraxma saaxiib walaal Abdilaahi Abdirizaq Bojan Krkic ilaahay walaal hakugu casuumo janooyinkiisa waaweyn, Allena dhamaanteen ha inagu wada kulmiyo fardows al aclaa. Incha allh.
Walaalo caawa aynu faatixada uwada marno walaalkeen, Alla yaraxma.🤲

Dadaal Badan Kadib Waanu  GuuLaysaney❤
19/01/2021

Dadaal Badan Kadib Waanu GuuLaysaney❤

Training Time  Brathers Jr hormoodka  Kooxaha Da'yarta G/SoolBalanteenu waa dadaal iyo horumar mar kasta.
14/09/2020

Training Time Brathers Jr hormoodka Kooxaha Da'yarta G/Sool
Balanteenu waa dadaal iyo horumar mar kasta.

HampalYo HampalYo🎓...KunJeer Hampalyo Sxip/Walaal Mohamoutt Updy Lahi Barre Xeef🎓Waxey Kooxda Opec Junior Football Club ...
20/08/2020

HampalYo HampalYo🎓...

KunJeer Hampalyo Sxip/Walaal Mohamoutt Updy Lahi Barre Xeef🎓

Waxey Kooxda Opec Junior Football Club U Hampalyeyneysaa mid Kamida Kooxda Weyn ee Opec Ahna Qof Dabecad wanaag iyo Akhlaaq ilaahey ku maneystey Waa

Mohamutt Updylahi Xeef (Hayaan)

waxey dhamaan kooxdoo isku duuban hampalyo u direysaa Lacibkeeda

Dhamantayo Waxan Ku faraxsanahay inaad gaadhey mid kamida hamiyadaadii ama yoolashaadii nolosha

Waxaan Kaloo Ku Leenahay Wll Dadalkaaga intaa kasii Badi H**eyna Usoco wlalkyow

Congro Sxip Million Times🎓

Waxaan Filaynaa Inaad Malin Dhow Kamidho Dhaliso Cilmigaaga waanuna kugu kalsoonahay mar walpa Garabkaagana Waanu Taagnaan doonaa wll inta Nafi Nagu Jirto

Hampalyo Hampalyo sxip

Hadey Jiri Lahaayeen Kalmado Kuwaa ka wanaagsan oo La isugu Hampalyeeyo Adiganu kuugu Hampalyeyn laheyn Sxip

Sidoo Kale Waxaanu kuu rajeynaa Guul Wax ku ool ah inaad garto Sxip

Hampalyo Hampalyo Waxey Kooxda Opec U Hampalyeyneysaa Mid Kamida Ciyartoyda Kooxda Opec Waa C/Karein Hussein Omar Maxamu...
24/07/2020

Hampalyo Hampalyo

Waxey Kooxda Opec U Hampalyeyneysaa Mid Kamida Ciyartoyda Kooxda Opec

Waa C/Karein Hussein Omar Maxamuud ama sidaad U taqanan /

Waxey aheyd malin kuweyn dhamaan kooxda playerinteda madaamoo ay waqti qurux badan la qaateen sxibkood

23-July-2020

Waa malin nagu wada qliya, waa maalintii Sxipkayo, Waa Malin la xusi doono.

Alla Maxey Malin Qurux Badan Aheyd.

Guntii Iyo Gabagabadii Waxey Kooxda gabi ahaanteedba u Hampalyeyneysaa Laacibkedii, Halyeygedee iyo Weilpa mid kamida Hogaamiyayaasheedii Waa C/Karein Husein Cumar.

Waxaanu Leenahay Sxip Kun Jeer Hampalyo (Alfa Mabruuk Akhii)

Halkaa Kasii Wad Dadalkaaga Iyo Hormarkaaga.

Wabilaahi Towfiiq

(Mudaniyo Marwa Meherkodi Dhacey)Hambalyo MeherWaxey Dhamaan Kooxda Opec Junior U hampalyeyneysaa   Iyo Marwadisa    Oo ...
05/07/2020

(Mudaniyo Marwa Meherkodi Dhacey)
Hambalyo Meher
Waxey Dhamaan Kooxda Opec Junior U hampalyeyneysaa Iyo Marwadisa Oo Meherkoodu Ka Dhacey Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Cerigaabo
Waxey Dhamaan Kooxdu U Hambalyeyneysa Ciyaartoy Kamida kooxda Opec Jr
Wuxu nala Qaty Waqti Kooban Balse Qalbiyadayada ay Weligood Xasuusnaan Doonaan
wxuu ahaa qof akhlaaq wanagsan Dabecad Wanagsan Hab La dhaqan Iyo Qalbi wanagsan ba leh

Waa Mudane Marwadii Heshaa Ay Nasiib Leedahey Hampalyo Marwo Oo Ah Marwada Nasiibka Leh Ee Hanatey Qalbi Dahabkii

Waxan Kaloo Idinku Duceyneyna Ducadii Nabiga
بارك الله لکما وبارک عليکما وجمع بينکما في خير👐

Alle Ha idin Kala Siiyo Ubad Kheyr Qaba Oo D.D.D Anfacda
Guurkiina lagu Farax Gurigiinu Guri Nagi

بسم الله الرحمن الرحيم Waa maaLin kaLe iyo Post CusubAlle Ayaa Mahad oo dhaN iska Leh wxaa shaley Oo ku astaysan Malin A...
09/03/2020

بسم الله الرحمن الرحيم
Waa maaLin kaLe iyo Post Cusub

Alle Ayaa Mahad oo dhaN iska Leh
wxaa shaley Oo ku astaysan Malin Axada Bishuna Ahayd (8/3/2020) Noo Furmey CupkiH is dhex gaLka Kooxda Fc OPEC ee (Fcbrathers) sadexda Heer ee Kala duwaN (0A,OB,OC)
Koobkan oo Ka Kooban Shan Kooxood iyaga oo Loogu Kala Magac darey

GorGor Fc
Danab Fc
Harimcad Fc
Aamiin Daada Fc
Nabad iyo NoloL Fc

wxaN leeyaHey HaMplyo Dhamaan playarinta kooxda

Cupka ayaa LooGu magac dareY mid ka mid ah HalyeeyadiH soo Marey kooxda uguNa wnaagsaNa dhexehi gopolka so martey (Jaamac Qodax Cup)

GoopTuNa waa (Mohamed sheeKh stadiuM)
4:00 Casarnimo

wxaaN leeyaHey dhaMan Tageerayasha kooxda kasoo qayP Gal wnaagsaN

WABILAAHI TOWFIIQ

بسم الله الرحمن الرحيم Waxad nagula Soo dhawaatan barnaamijka ciyaartoyga Oo Runtii Qaybtiisi Labaad Ah kaas oo inaaga B...
07/03/2020

بسم الله الرحمن الرحيم
Waxad nagula Soo dhawaatan barnaamijka ciyaartoyga Oo Runtii Qaybtiisi Labaad Ah kaas oo inaaga Baxa bageka kooxda taarikhtuda waa 7/03/2020

Wakuma Ninkan Hortada ka Muuqdaa Laga yaabe inaad Taqano Lknse wax bdn maya!!

Aynu ku horeyno Magicisa Naneystisa Iwm...

Magicisoo sadexan (mohamout updikani Aw Muuse)
Lagu naneyso (thenery horry)

waxa ku dhashay magalada laascaanood, ku korey kuna barbaray

Waxa uu ka BiLaabay Heerkisa Wax BaraSho Gobolka Sool oo Uu ilaa Hda Ka Wado

Waxa uu kupada ku bilabay kooxdan u hda jooga Opec junior 0C ama Heerka Sadexaad

Mohmoutt waa mid Ka mid ah laacipinTa muztaQbalka ifiYa e kupada cagta waNa mid ka mid aH da.yarta aadka looga QiimeYo Gopalkah Sool
MOhmoutt waa lacip ka dheela baasha zareH E wererka sidoo KleH ka ciyaari karaH bozaz badaN

Mohmoutt HataN waxa uu U dheela kooxda kupada cagta e fc Opec/brothers waxana uu ka mid yahY ciyartoYda la majeerta e u dheela naadiga waa ciyartoY leH xirfad u ku dhafoH dhigiza dafaca

Mohmoutt waa ciyartoY xalad xuN u badali karaH mid farxaded waxa uu naadiga intii uu joogaY la gadhaY Guulo wax ku ool aH oo U qaYb wayN ka ahaa mohmoutt horry

Waa ciyaartoy ilahy haybad usiiyay IXtiraam Iyo Tayo Kupadeed Oo Aad U Sareysa

Xidigan aya kamid ah xidigaha dahabiga ee kasoo iftimey kooxda Iyo gobolka sool

Waxa uu ku xamaasha lugta midig wa ciyartooy an da'diisa iyo kupadisu is laHeyn

Waxa uu so shabahaa xidigii H**e reer france theoryHenry

Xidigan ayaa Haatan u Ciyaara kooxda Opec

Kooxda Uu Taagero waa Barcelona

Xulalkaba BraziL

Numberka Uu Jecelyhy inuu Xidho No 9/19

waxa marka kowad mahad odhan iska leH alle oo markazta cafimad cipadoh islamnimo inagu mnaYztaY xuzka alle

BiSmiLaahWxaa MahaT Oo Dhami U Sugnaatay Allah Oo Nagu Manaystey CaaFimaad Iyo Cibaado Suuban Mar Waliba InTas Ka Dib WX...
04/02/2020

BiSmiLaah

Wxaa MahaT Oo Dhami U Sugnaatay Allah Oo Nagu Manaystey CaaFimaad Iyo Cibaado Suuban Mar Waliba

InTas Ka Dib WXan U MahatCeLinayna Dhamaan AkhristaYaSha BarnaamiJKan

Wxa NaguhLa So DhaWatan Qayb Ka Mida Taarikhda CiyaartoYga hoos Ku Xusan

Wxaa Marti Inoogu Ah Sakariye AbdiShakuur DuaaLLe (Bernado SiLva)

Sakariye Waa Mid Kamida Xidigaha MustaQbaLka IFaya Uleh Kubada CagTa Waana Mid Kamida DhaLinta Aad Ka Looga Qiimeyo Kooxda Opec Jr

Sakariye(Bernado) Waa Mid Ka Ciyaara Khadka Dhexe Weerarka Baasha Bidix SIdoo Kale Ka Ciyaara BooSas Badan

Sakariye (Bernado) Wxaa uu Imika U DheeLa Kooxsa Kupda CagTa ee Opec Jr Waa CiyaarToY Leh XirFad Sare Oo Uu Ku DhaaFo DhigiiSa ama DaaFacYda Waana CiyaartoY Badana Ku Caana Kubad Sameynta (Asistiga)

Sakariye Waa CiyaartoY XaaLad Xun U BadaLi Kara Mid Farxadeed Wxaa Uu Kooxda inti Uu JoogaY La Gaadhay GuuLo Wx Ku Ool Ah Oo Uu Qayb Wayn Ka AHaa Sakariye

Sakariye Waa Uu Kamid Yhy HaLdoorka SaFka H**e Ee Kooxda

Alle Hakugu GuLeyo Hamigaaga Sportsnimo inSha Allh Garabkaagana GuuLi K**a Dheerato

Sakariye Waa Ciyaartoy Leh MustaQbal Ifaya Ilaahyna Hipo U SiiyaY iXTiraam AkhLaaQ Iyo DhaQan WanaagSan

Sakariye HaL CiyaartoYga Uu Tagero Ama Uu KubadiiSa JeceLyhy inuu DaaWado Waa Xidiga heerka CaaLami Ee Reer PortugaL Kana Mida Kooxda Reer EgLand Ee Manchester City(Sky Blues)

WabiLahi TawFiiQ

Address

Behind Masjid Jama
Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Olol Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Olol Football Club:

Share

Category