15/04/2026
Yahudo sawir so kobayo xasid nimadoda
Sawirkaan aad aragto hadda waa hadal haynta caalamka oodhan saacadihii la soo dhaafay .
▪️Daanta galbeed magaalada Al khaliil ( Hebron ) wargayska L'Espresso ee talyaaniga ka soo baxo ayaa faafiyay sawirkaan , sawir soo koobaayo wajiga sharta iyo bahalnimada , askari sahyuuni noqday icon wajiga sharta heer safiirka israaiil u fadhiyo talyaaniga uu dalbaday in sawirka la tiro asagoo leh wuxuu muujinaayaa tusaale xun .
Waxay gaareen heer ay ku tilmaamaan inuu sawirku yahay AI laakiin waa sawir dhab ah ... fadlan sii faafi .