18/05/2024
Asc dhamaan Family Nihaal youth Academy sanadkan waxan Qeyb kanahay Tartamayaasha Qeybta Ka ah tartanka looqabtay Academiyada kadhisan d.kismayo Game keena ugu Horeeyo waxan birri ku aadanahay dhigeena midnimo Academy Waxan rajeeneynaa inaa Ciyaar Wng iyo Aqlaaq kudhisan ay soobandhigi doonan Da,yarta Academiyada Win I.a Tomorrow 🙏