Ogaalka ciyaaraha

Ogaalka ciyaaraha Kusoodhoow walaalkay/walashay OGAALKA CIYAARAHA

Kadib wareegii ugu horeeyay ee tartan ka xiisaha badan ee Champions League waa sidee Xaalad guruubyada kooxda guruubkee ...
08/09/2022

Kadib wareegii ugu horeeyay ee tartan ka xiisaha badan ee Champions League waa sidee Xaalad guruubyada kooxda guruubkee kujirt kaalinteesa kaga jirtaan gurubka aad kujirtaan

Waxaa soo gababootay kulamada caawa ee champions League waxaan kasoo baxday natiijooyiin kala duwan: Napoli vs Liverpool...
07/09/2022

Waxaa soo gababootay kulamada caawa ee champions League waxaan kasoo baxday natiijooyiin kala duwan:
Napoli vs Liverpool 4-1
Inter vs Bayern Munich 0-2
Barcelona vs Viktoria Plzen 5-1 iyadoo xusid mudan in Roberto lewandowski udhaliyey Hatrick

Macallink ugu dhow ee beddeli kara Touchel waa Tababarah Brighton ee Graham Potter
07/09/2022

Macallink ugu dhow ee beddeli kara Touchel waa Tababarah Brighton ee Graham Potter

Kulamad caawa ee tartanka xiisaha badan ee Champions League caawa dhici doonaan
07/09/2022

Kulamad caawa ee tartanka xiisaha badan ee Champions League caawa dhici doonaan

Kulamada dhacay ee kusaabsan tar tanka champions League iyo natiinooyiinkeed
06/09/2022

Kulamada dhacay ee kusaabsan tar tanka champions League iyo natiinooyiinkeed

Kulamad ugu xiisaha badan caawa ee 7 daqiiq waxkayar innoga harsan safafkood Rasmiga ah
06/09/2022

Kulamad ugu xiisaha badan caawa ee 7 daqiiq waxkayar innoga harsan safafkood Rasmiga ah

Chelsea ayaa kufurty guul darro tartanka xiisaha badan ee Champions League halka Dortmund na ay saddex iyo Eber kubadisa...
06/09/2022

Chelsea ayaa kufurty guul darro tartanka xiisaha badan ee Champions League halka Dortmund na ay saddex iyo Eber kubadisay

Goosha ugu horeeyay ee champions League waxaa dheliyay laaciibka Zagreb ee mislav orsic
06/09/2022

Goosha ugu horeeyay ee champions League waxaa dheliyay laaciibka Zagreb ee mislav orsic

Xavi ayaa shaaciyay ciyaar yaahnnada kaqeyb geli doon kulanka habeen dambe ee champions League
06/09/2022

Xavi ayaa shaaciyay ciyaar yaahnnada kaqeyb geli doon kulanka habeen dambe ee champions League

Waxaa caawa furmi doono tartanka xiisaha badan ee Champions League waxaan lagu fur doon Chelsea iyo Dinamo ZagrebXitaa R...
06/09/2022

Waxaa caawa furmi doono tartanka xiisaha badan ee Champions League waxaan lagu fur doon Chelsea iyo Dinamo Zagreb
Xitaa Real Madrid ayaa ciyaar doont
Kulank ugu xiisaha badan waa Juve vs PSG
Halk Man city vs Seville ayadn ay tahy kulan kale oo xiiso badan saadaali immisa kudhamn karaan kulamadaan yaa dhelin doono goosh ugu horeysa ee champions League ee sanadkaan

Rasmi Barcelona ayaa soo bandhigty labadeed saxiix ee Ballerin iyo Marco Alonso
06/09/2022

Rasmi Barcelona ayaa soo bandhigty labadeed saxiix ee Ballerin iyo Marco Alonso

Deg deg Osman dembele ayaa heshiis cusub usaxiixay kooxda Barcelona ilaa sanadka 2024
13/07/2022

Deg deg Osman dembele ayaa heshiis cusub usaxiixay kooxda Barcelona ilaa sanadka 2024

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaalka ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ogaalka ciyaaraha:

Share

Category