07/04/2026
Maamulka, macalimiinta iyo ciyaartooyda oo isku duuban waxa ay hawada umarinayaan hampalyo milgaheeda, miisaankeeda, iyo macnaheeda leh birlabkii naadiga sxbkeen Bile Ahmed Abdi iyo marwadiisa sharfan oo meherkoodu ka dhacay degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan.
Guurkiina guur kheyr gurigiina guri nagi.