π˜€π—Όπ—Ί π˜€π—½π—Όπ—Ώπ˜π˜€

  • Home
  • Somalia
  • Hargesa
  • π˜€π—Όπ—Ί π˜€π—½π—Όπ—Ώπ˜π˜€

π˜€π—Όπ—Ί π˜€π—½π—Όπ—Ώπ˜π˜€ Ka hel wax yaabo kala duwan oo faaiidooyin leh

Shalay oo axad ahayd hoyaalka ugu xiisaha badan dunida ee Premier League waxaa ka dhacay wax cajiiba dhamaan Kooxihii ho...
02/03/2026

Shalay oo axad ahayd hoyaalka ugu xiisaha badan dunida ee Premier League waxaa ka dhacay wax cajiiba dhamaan Kooxihii hoomka ahaa waxay ku badiyeen natiijo isku mida min labo gool
Halka kuwii Awayga ahaana ay iyaguna keeneen Natiijo isku mida min Hal gool

haki ziyech iyo Paul pogba. ayaa hogaaminaya kacdoonka xiddigo badan si ay Isrii.l uga mamnuucaan tartamada ciyaaraha
29/09/2025

haki ziyech iyo Paul pogba. ayaa hogaaminaya kacdoonka xiddigo badan si ay Isrii.l uga mamnuucaan tartamada ciyaaraha

federico chiesa ayaa laga saaray ciyaartoyda usafraysa turkiga ulanka liverpool vs Galasataray Ninkan oo 6 kulan oo saft...
29/09/2025

federico chiesa ayaa laga saaray ciyaartoyda usafraysa turkiga ulanka liverpool vs Galasataray

Ninkan oo 6 kulan oo saftay ku lug yeeshay 4 gool 2 caawin ah iyo 2 dhalin ah hadana lama garanayo sababta dhabtaa ee kooxda looga reebay

Slot ball caadi maaha πŸ”₯
05/10/2024

Slot ball caadi maaha πŸ”₯

🚨🚨 Arne Slot  mid ka mid ah afar tababare oo badiyay afartii kulan ee ugu horeysay meel ka baxsan gurigooda Premier Leag...
05/10/2024

🚨🚨 Arne Slot mid ka mid ah afar tababare oo badiyay afartii kulan ee ugu horeysay meel ka baxsan gurigooda
Premier League

Kooxda Liverpool ayaa guul muhima ka gaadhay dhigeeda kooxda CrystalplaceNatiijo goolaal 1:0 ah
05/10/2024

Kooxda Liverpool ayaa guul muhima ka gaadhay dhigeeda kooxda Crystalplace
Natiijo goolaal 1:0 ah

04/04/2024
09/03/2024

Ramadan mubaarik

04/02/2022

Baafinta aduunyada

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when π˜€π—Όπ—Ί π˜€π—½π—Όπ—Ώπ˜π˜€ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to π˜€π—Όπ—Ί π˜€π—½π—Όπ—Ώπ˜π˜€:

Shortcuts

Share

Category