Football Zomali

Football Zomali Sports

𝗦𝗮𝗱𝗶𝗼 𝗺𝗮𝗻𝗲 ayaa loo doortay xidiga ugu wangasan 𝗮𝗳𝗿𝗶𝗰𝗮 𝗠𝗮 𝘂𝗾𝗮𝗹𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗸𝗶𝗿𝗸𝗮𝗴𝗮  ?  🙂
22/07/2022

𝗦𝗮𝗱𝗶𝗼 𝗺𝗮𝗻𝗲 ayaa loo doortay
xidiga ugu wangasan 𝗮𝗳𝗿𝗶𝗰𝗮

𝗠𝗮 𝘂𝗾𝗮𝗹𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗸𝗶𝗿𝗸𝗮𝗴𝗮 ? 🙂

Hueng min son" sida muuqata saxaafadu iima aragto ciyaaryahan uqalma shaxda ugu wanaagsan horyaalka ama tartamayaasha ci...
10/06/2022

Hueng min son" sida muuqata saxaafadu iima aragto ciyaaryahan uqalma shaxda ugu wanaagsan horyaalka ama tartamayaasha ciyaar yahanka ugu fiican" Niyad jab weyn ayaan dareemayaa Runtii.

Iminka laga bilaabo waxaan u dadaali doona inaan u tartamo abaal marinaha aaney codeyneyn saxaafadu sida abaal marinta kabta dahabka ah waxba k**a qaban karaan in ay i gudoon siiyaan Mooye.

Egland waxaan ka dareema inaan ahay qof yar lakiin Asia waa la iga qadariyo waxaan u ciyaara qarankayga kooxdayda qoyskayga iyo dadka i jecel
Si kasta ahaatee waan sii kordhi doonaa dadaalka xili ciyaareedka dambe ❤️"

Address

Hargesa

Telephone

+252659328505

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Football Zomali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share