07/03/2026
Mid ka Mid Ah Somaliland 🙏❤️💯
Kubada Cagtu waa Taariikh Iyo Wakhti Qurux Badan Oo Bulsho badan isku Xidha ( Gayga Somalida oo dhan)
Kaliya xamse Sheekhu maha Burco ee waa Gobalda Somaliland oo dhan
Hal Fariin ah Oo dhiiri Galin Noo ah Halkan Ku Reeb💯🙏👏
(Ala Maxaa Burco Dad Gob Ah Jooga💯 )