Fc Gaashaan Football Club

Fc Gaashaan Football Club Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fc Gaashaan Football Club, Sports, Hargesa.

08/03/2024

Ogayziiz ogayziiz ogayziiz

Fiifa hiil waxay ogayzinayzaa Dhaman ciyartoyada mamulka magalada wajale in la bilabi doono warega bizha Ramadan kaas oo lagu qaban doono Gazhaan stadium
Hadaba waxan idinka codzanaynaa inaad kentan liistada 09/03/2024 zabtida inzha Allah 0633758716 ama 0634670880

Alla mahadleh

Starkii Ugaas Suhayb Abdirahmaan iyo jude Bellingham Celebration Horyaalka casimada HarGeisa Stadium 🏟
04/10/2023

Starkii Ugaas Suhayb Abdirahmaan iyo jude Bellingham Celebration
Horyaalka casimada HarGeisa Stadium 🏟

Kulanka maanta FC: Gaashaan Vs FC: Brazil Markale iyo Championskii Magalada GuuL insha Allah
01/04/2023

Kulanka maanta FC: Gaashaan Vs FC: Brazil
Markale iyo Championskii Magalada GuuL insha Allah

Kulanka Furintaanka Horyaalka M.M.Tog wajaale Ee Fifa Hiil sports Fc: Gaashaan Vs Fc: Miami Jimce 25/11/2022 Time: 3:50 ...
23/11/2022

Kulanka Furintaanka Horyaalka M.M.Tog wajaale Ee Fifa Hiil sports
Fc: Gaashaan Vs Fc: Miami
Jimce 25/11/2022 Time: 3:50
Sadaali Yaa guulaysan Doona
Fc: Gashaan Like πŸ‘
Fc: Miami Love ❀

Meelkasta Waa Kuwa Ugu Sareeya  Gaashaan Forza πŸ‘
02/09/2022

Meelkasta Waa Kuwa Ugu Sareeya Gaashaan Forza πŸ‘

Kulan Aad U Xamaasad Badnaa Iyo Ugaas Suhayb Abdirahmaan Oo Guusha Gacanta U Galiyay Naadigiisa Asluubta Markii Uu Shaba...
15/08/2022

Kulan Aad U Xamaasad Badnaa Iyo Ugaas Suhayb Abdirahmaan Oo Guusha Gacanta U Galiyay Naadigiisa Asluubta Markii Uu ShabaQa Gaadhay Ciyaarta Oo BarBaro Ah Saasna Guushu Ku Raacday Kadib markii Ay 2 Iyo 3 ay Kusoo Dhamaatay Horyaalka Heerka 1aad ee Caasimada
Hambalyo Ugaas Adiyo Ciidaanka asluubta Somaliland πŸ‘πŸ‘

Hambalyo Hambalyo CabdinajiiB Mahamet Aw Ciise (Ricidh)
07/07/2022

Hambalyo Hambalyo CabdinajiiB Mahamet Aw Ciise (Ricidh)

04/07/2022

CabdinajiiB maxamed Aw Ciise (Ricidh)
Horumar Baladhan Wllkyow Finalka GuuL Ayaan idin Rajaynaynaa Adiyo Xulkaba πŸ‘πŸ‘πŸ‘

Ψ§Ω†Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ§Ω†Ψ§ Ψ§Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†. Alle ha u naxariisto walalkeen muxiyadiin waxaan tacsida la qaybsanaynaa dhammaan dhalinyarada ...
28/05/2022

Ψ§Ω†Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ§Ω†Ψ§ Ψ§Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†.

Alle ha u naxariisto walalkeen muxiyadiin waxaan tacsida la qaybsanaynaa dhammaan dhalinyarada magalaada iyo waalidka, ehelka walaalkeen Ilaahay Samir Iyo Imaan Ha Ka Siiyo aan u ducayno 🀲🀲😭

Geeri xanuun badn marti la jecel yahay allah haka dhigo allah swt naxariistiisa janada haku galiyo 😭😭😭

Waxaan Halkan uga Mahad Celinaynaa Eng Abdirashiid Naasir Dool Oo Guushii Aan soo Hoynay Maanta Darteed Caawa Casho Shar...
13/05/2022

Waxaan Halkan uga Mahad Celinaynaa Eng Abdirashiid Naasir Dool Oo Guushii Aan soo Hoynay Maanta Darteed Caawa Casho Sharaf Noo Sameeyay Mahadsanid Bro Rashaad Dool

Omer Apdisalan Man Of the match πŸπŸ‘Kan Mahan Mid La suurayn karo Qaabciyareedkiisa Marka Loo Eego Heerkiisa Ama Da,adiisa...
13/05/2022

Omer Apdisalan
Man Of the match πŸπŸ‘
Kan Mahan Mid La suurayn karo Qaabciyareedkiisa Marka Loo Eego Heerkiisa Ama Da,adiisa (Guji Calami)

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fc Gaashaan Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category