XIDIG 24

XIDIG 24 In this service, we will provide you with entertainment and advertise the country, whatever advertisements they request

Last update🚨Wareeg lama filaan ah ayaa dhex maray Real Madrid iyo Chelsea, iyadoo daafaca bidix ee reer Spain lagu iibsa...
14/06/2026

Last update🚨
Wareeg lama filaan ah ayaa dhex maray Real Madrid iyo Chelsea, iyadoo daafaca bidix ee reer Spain lagu iibsanayo lacag ka badan €50 milyan guud ahaan heshiiska. 🧨
Cucurella ayaa h**e u aqbalay inuu ku biiro Real Madrid, wuxuuna diyaar u yahay inuu u wareego kooxda Madrid..

Kadib markii lagu eedeeyey inuu isticmaalay daawooyin ciyaartoyga Tamar siinaya inta uu ciyaarta ku jiro, kadib baadhita...
29/06/2025

Kadib markii lagu eedeeyey inuu isticmaalay daawooyin ciyaartoyga Tamar siinaya inta uu ciyaarta ku jiro, kadib baadhitaan aan loo firsan in ay FIFA ku ganaxday 6sanno oo paned ama laga joojiyey ciyaaraha, kadib racfaan iyo badhitaano badan, lagu ogaaday inanu danbi weyn gelin, kadibna ganaxisa lagu Soo koobay, 1 sanno wax ka yar, Poul Pogba oo ah ciyaartoy Muslim ah oo udhashay wadanka France ayaa kadib muddo laga joogo September 2023 dib, uga helay dalab rasmi ah kooxda heerka kowaad ee AOMANOCO, taas oo uu aamini waayey in ninkii la eedeeyey kubada ka rajo dhigay inay dib usoo nooleeyeen. Wuu ilmeeyey...

💔hard lucky Poul Pogba.

29/03/2025
Jhon Duran  in Al nassr3 games in  4 goals ⚽ Mr unstoppable Omer Hidig
14/02/2025

Jhon Duran in Al nassr
3 games in 4 goals ⚽
Mr unstoppable
Omer Hidig

Antony saddexdii ciyaar ee ugu horreysay uu u saftay Manchester United:▪️ 3 goolAntony saddexdii ciyaar ee ugu horreysay...
14/02/2025

Antony saddexdii ciyaar ee ugu horreysay uu u saftay Manchester United:
▪️ 3 gool

Antony saddexdii ciyaar ee ugu horreysay uu u saftay Real Betis:
▪️ 2 gool
▪️ 2 jeer laacibka bisha ee La Liga

Wuxuu jecel yahay inuu si xooggan ku bilowdo marka uu ku biiro koox cusub! 😤👏
Balse gadaal waxa ka dhici doono, yaa sheegi karro 😅

Omer Hidig

UEFA champion Mid ka u codee ciyaartoydan oo ugu fiicnaa kulamadii la ciyaaray Todobaarkan 1. Guirassy (BVB)2. Vini Jr (...
13/02/2025

UEFA champion
Mid ka u codee ciyaartoydan oo ugu fiicnaa kulamadii la ciyaaray Todobaarkan

1. Guirassy (BVB)
2. Vini Jr ( Real Madrid)
3.paixao ( Feyenoord)
4. Pavlidis( Benfica )

Omer Hidig

Mohamed Salah this season Goals = ⚽28Assist°= 19 Unstoppable King 👑 Salah Omer Hidig
13/02/2025

Mohamed Salah this season
Goals = ⚽28
Assist°= 19

Unstoppable King 👑 Salah
Omer Hidig

12/02/2025

Dhamman mucashaqiinta kubada cagta daawada ayaa sugaya inuu fuliyo balan qaadki uu sameeyey ciyaartoygii h**e ee kooxda Manchester city, ka hor ciyaartii xalay dhex martay labada kooxood ee Manchester city iyo Real Madrid.🤦

"Balan qaadkaadsi ma fulin doona ciyaartoygu ?!"
Omer Hidig


In this service, we will provide you with entertainment and advertise the country, whatever advertisements they request

Sidee bay udhacday ciyaartii dhex martay Real Madrid vs Manchester city xalay 🚨⚽Real Madrid ayaa 3-2 guul kaga gaartay M...
12/02/2025

Sidee bay udhacday ciyaartii dhex martay Real Madrid vs Manchester city xalay 🚨⚽

Real Madrid ayaa 3-2 guul kaga gaartay Manchester City lugta h**e ee wareega bug-baxa Champions League, ciyaarta oo ka dhacday Al-Ittihad Stadium. Haaland ayaa City hogaanka u dhiibay daqiiqaddii 19-aad, laakiin Mbappé ayaa barbaraha u keenay Madrid daqiiqaddii 60-aad. Haaland ayaa mar kale rigoore ku dhaliyay goolka labaad ee City daqiiqaddii 80-aad, balse Brahim Díaz ayaa barbaraha keenay 86-dii daqiiqo. Ugu dambeyn, Jude Bellingham ayaa daqiiqaddii 90+2 dhaliyay goolka guusha ee Madrid. Lugta labaad waxay ka dhici doontaa Santiago Bernabéu 19-ka Febraayo.

Breaking news 🚨⚽🥅Ciyaarta *Real Madrid vs Manchester City* ee caawa waa mid xiiso leh, waxaana labada kooxood ay wada le...
11/02/2025

Breaking news 🚨⚽🥅
Ciyaarta *Real Madrid vs Manchester City* ee caawa waa mid xiiso leh, waxaana labada kooxood ay wada leeyihiin ciyaartoy heer sare ah iyo taariikh cajiib ah. Real Madrid, oo ka dhisan *La Liga*, ayaa si dhaqso ah ugu soo noqotay koox awood badan oo Yurub ah, iyadoo ka faa’iidaysanaysa *Karim Benzema* iyo *Vinícius Júnior*. Dhanka kale, *Manchester City*, oo ka dhisan *Premier League*, waxay ku jiraan xilli ciyaareed aad u wanaagsan, iyagoo hogaaminaya weeraryahanka cusub ee *Erling Haaland* iyo khabiir dhinaca qorsheynta ah *Kevin De Bruyne*.

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XIDIG 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XIDIG 24:

Shortcuts

Share