Aarka bari

Aarka bari Burco waxaay ku taala xididada halbawlaha tabinaaya dhiiga �

09/03/2026
09/03/2026

Ka faa idayso Aarka bari

Madaxweynaha Maraykanka ayaa war hor leh ka soo saaray hoggaamiyaha la doortay ee Iiraan
09/03/2026

Madaxweynaha Maraykanka ayaa war hor leh ka soo saaray hoggaamiyaha la doortay ee Iiraan

02/03/2026

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Kuwait ayaa xaqiijiyey in ay bur burtay diyaarado ay leedahay dawladda Maraykanka kuwaas oo nooceedu ahaa F-15.

Wasaaradda ayaa xustay in ay badbaadeen shaqaalihii saarnaa diyaaraddan oo baarashuud ka goostay markii uu shilku dhacay iyada oo la baadhayo sababta rasmiga ah ee shilkan keentay.

Arrinkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay Kuwait ka mid tahay dalalka Carbeed ee wajahaya duqaymaha tooska ah ee ka imanaya dalka Iran.

Iraan ayaa weerartay mid kamida warshadaha ugu waawayn adduunka ee dhoofiya Saliidda ee Sucuudiga.
02/03/2026

Iraan ayaa weerartay mid kamida warshadaha ugu waawayn adduunka ee dhoofiya Saliidda ee Sucuudiga.

Senator Cismaan Abokor Dubbe Wasiirkii h**e ee Warfaafinta Soomaaliya oo kasoo jeeda Somaliland ayaa iska casilay kursig...
28/12/2025

Senator Cismaan Abokor Dubbe Wasiirkii h**e ee Warfaafinta Soomaaliya oo kasoo jeeda Somaliland ayaa iska casilay kursigii Xildhibaanimo ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

💚🤍❤️
27/12/2025

💚🤍❤️

Kulan caawa dhex maray Madaxda dawladda Soomaaliya iyo Mucaaridka ayaa fashil kusoo dhammaaday, kadib markii waxba lagu ...
27/12/2025

Kulan caawa dhex maray Madaxda dawladda Soomaaliya iyo Mucaaridka ayaa fashil kusoo dhammaaday, kadib markii waxba lagu heshiin waayay.

Kulankan oo ka dhacay Villa Somalia ayaa ahaa mid loogu tashanayay Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland sidii loola dagaallaami lahaa, balse khilaafka gudaha ee ka dhex jira dalka Soomaaliya ayaa u saamixi waayay in ay aragti mideysan ka yeeshaan arrimahan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo isagu isugu yeedhay madaxweynayaashii h**e ee soo maray Soomaaliya iyo xubno kale oo siyaasiyiin ah ayaa ka codsaday in ay ku taageeraan dagaalka ka dhanka ah Somaliland, balse xubnaha mucaaridka ah ee la kulmay Xasan Sheekh ayaa iyaguna soo bandhigey doonistooda siyaasiga ah ee ku aaddan arrimaha Soomaaliya. Taas oo markii danbe keentay in kulankaas kusoo dhammaado natiijo la'aan.

Saadaali kulankan oo ku guulayso 20$ Waxba ha SHARE garayn 😀Waxba LOVE ha saarin 😀Waxba ha LIKE  garayn 😀Waa bilaa buuq ...
04/03/2024

Saadaali kulankan oo ku guulayso 20$

Waxba ha SHARE garayn 😀
Waxba LOVE ha saarin 😀
Waxba ha LIKE garayn 😀
Waa bilaa buuq 20$ 😀
Ee la haad uun hadaad garato.

Lakiin waa sida loosoo kala h**eeyo. Waana 24 sacadood oo hadda ka bilaabmaysa.

Address

Hargeisa
1122

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aarka bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share