Naadiga Kubadda Cagta Ee W.H.Caafimadka

Naadiga Kubadda Cagta Ee W.H.Caafimadka ◢◤♦️◥◣
🖤🖤🖤🖤
꧁💘◆❃◆∆◆❃◆💘꧂
❣●▬▬๑💜๑▬▬●❣
⚽️⚽️WHC ⚽️⚽️
❚❣●▬▬๑💜๑▬▬●❣
꧁💘◆❃◆∆◆❃◆💘꧂
🖤🖤🖤🖤
◥◣♦️◢◤

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr.Axmed Maxamuud Jaamac ayaa casho sharaf ku maamuusay kooxda kub...
10/05/2025

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr.Axmed Maxamuud Jaamac ayaa casho sharaf ku maamuusay kooxda kubadda cagta ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. Cashadan oo ka dhacday magaalada Hargaysa, ayaa waxaa kasoo qaybgalay, dhammaan ciyaartoyda, macalimiinta iyo Maamulka kooxda Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.

Tartanka Xuska 18 MAY Kulanka Caawa Wakhtiga 7:00PMHargeisa Staduim
08/05/2025

Tartanka Xuska 18 MAY
Kulanka Caawa
Wakhtiga 7:00PM
Hargeisa Staduim

Tartanka Xuska 18 May
05/05/2025

Tartanka Xuska 18 May

15/01/2025

Macalinka Cusub E Kooxda O ka Waramay Darenkisa

Full Time 1️⃣      1️⃣
06/01/2025

Full Time 1️⃣ 1️⃣

Kulanka Manta Time 4:00Hargeisa Staduim
06/01/2025

Kulanka Manta
Time 4:00
Hargeisa Staduim

07/12/2024

Waxanu Rabna Sharci iyo cadalad hadanu nahay Teamka W.H.Caafimadka ✊🏻🤍❤️🚑

Tababarki Maanta E Kooxda
07/12/2024

Tababarki Maanta E Kooxda

18/10/2024

Cawa waxaanu imanay garoonka si aanu ula Ciyaarno kooxda KMW ciyaar naga baaqatay oo roob da’ay ciyaartaas oo maraysay 14 minute, Hadaba. sidii uu sheegay masuul ka tirsan Xidhiidh-ka ee Cabdilaahi Shiine ayaa ahaa in aan waxba laga bedelin Squadkii kooxdayda iyo garsoorkii Ciyaarta hayay. Markii caawa aanu garoonka imanay waxay nagu qasbeen commistoinerkii joogay garoonka inaanu sidaa ku ciyaarno sharcina maaha mana ogolin. Maadaama Anagaba nalaga yeeli waayay inan squaadkaygii oo kala maqan aan Soo bedelo iyaguna Xaq uma laha inay garsoorka Badalan

Dhamadki Ciyaarta Guul Muhiima
03/10/2024

Dhamadki Ciyaarta Guul Muhiima

Tababarki Maanta E kooxdu Ugu Diyaar Garoobaysay Horyaal Dhawaan Furmaya
29/07/2024

Tababarki Maanta E kooxdu Ugu Diyaar Garoobaysay Horyaal Dhawaan Furmaya

Address

Hargeisa

Telephone

+252634479518

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naadiga Kubadda Cagta Ee W.H.Caafimadka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Naadiga Kubadda Cagta Ee W.H.Caafimadka:

Share