Abdicaziiz badde

Abdicaziiz badde Pageka Raga

Mahdi Taremi kooxda Ac Milan waxay daba socotay 2 sanno,Inter Milan se hal toddobaad ayay ku dhameeyeen heshiiskiisa.
13/07/2024

Mahdi Taremi kooxda Ac Milan waxay daba socotay 2 sanno,

Inter Milan se hal toddobaad ayay ku dhameeyeen heshiiskiisa.

Waxyaabaha loo ammaanayo Kobie Mainoo ayaa ah, in Booska uu joogo ee dhexda ah, ay yartahay ciyaartooy da’diisa ah oo ku...
13/07/2024

Waxyaabaha loo ammaanayo Kobie Mainoo ayaa ah, in Booska uu joogo ee dhexda ah, ay yartahay ciyaartooy da’diisa ah oo ku sugnaan kara,

Gavi Pedro Valverde iyo dhexda da’ yarta ah-ba way adagtay in Booska la istaajiyo ay taagnaadaan, sababtoo ah Orod ayaa ku jira, taas ayaa sababaysa inaad ku aragto garoonka meel walba,

Ciyaartooy badan ayaa ku fashilmay in Booska dhexda ee lagu soo qoro ay taagnaadaan, oo kaliya kubadda ay ka qaybiyaan barataa lagu soo qoray.

Weerarku dhib ma leh, oo boos kasta way tagi karaan, balse dhexda iyo daafaca, inay meeshooda ku sugnaadaan ayaa fiican,

Tusaale Xavi Hernandez iyo iniesta kooxda Barca, waxay aad ugu tiirsanayd Xavi, sababtoo ah Iniesta wuu shaqa tagi jiray inta badan garab ayuu aadi jiray, booskiisana waa la buuxin karayay, balse ciyaartooy dhex ah oo aan ka dhaqaaqin bartiisa, in la helo way adagtay, shaqadaas waxa u hayay Sergio Busquets iyo Xavi Hernandez.

Maanta ayuu Wayne Rooney yidhi: Phil Foden, Nico Williams, Bellingham Lamine Yamal, waa weerar oo xorriyad ayay haystaan, balse Booska Kobie Mainoo wuxuu u baahanyay degenaan iyo faham dheeraad ah, waana ta sababtay in qiimayn heer sare ah la saaro, kadib markuu booskaa ka soo baxay weliba isagoo da’ yar.

🚨 Juventus ayaa u ban dhigtay Manchester United in ay ka iibsadaan Federico Chiesa. 😮  [Fabiana della Valle]
12/07/2024

🚨 Juventus ayaa u ban dhigtay Manchester United in ay ka iibsadaan Federico Chiesa. 😮

[Fabiana della Valle]

Sancho ayaa ugu dambeyn kusoo laabtay tababarka United kadib markii uu ii cimaamad Yiri macalinka oo horay uu ugu diiday...
12/07/2024

Sancho ayaa ugu dambeyn kusoo laabtay tababarka United kadib markii uu ii cimaamad Yiri macalinka oo horay uu ugu diiday inuu raali geliyo

Waa olmo yamal iyo alvares dhamaantood Lionel Messi ayaa soo barbaariyay midkasta shalay wuxuu dhaliyay gool saamaynta M...
10/07/2024

Waa olmo yamal iyo alvares dhamaantood Lionel Messi ayaa soo barbaariyay midkasta shalay wuxuu dhaliyay gool saamaynta Messi wataa

Dani Olmo ayaa shalay gool u dhaliyay xulka Spain.Lamine Yamal ayaa shalay u dhaliyay Spain.Julián Álvarez ayaa shalay u...
10/07/2024

Dani Olmo ayaa shalay gool u dhaliyay xulka Spain.
Lamine Yamal ayaa shalay u dhaliyay Spain.
Julián Álvarez ayaa shalay u dhaliyay Argentina.

Saamaynta Lionel Messi ee jiilka cusub waa wax cajiib ah.

Machine ka qadka dhexe ee dunida
10/07/2024

Machine ka qadka dhexe ee dunida

Midig ayuu ku dhirbaaxay odeygii Leo, Goalkiisii ugu horreeyeyna qaranka Argentina waanu dhaliyay Copa Americaha hadda s...
10/07/2024

Midig ayuu ku dhirbaaxay odeygii Leo, Goalkiisii ugu horreeyeyna qaranka Argentina waanu dhaliyay Copa Americaha hadda socda.

Leo 🐐

Cisaaam shuwaali ayaa cawa qaban doona kulanka cawa
10/07/2024

Cisaaam shuwaali ayaa cawa qaban doona kulanka cawa

Argentina 🇦🇷 oo final tagtay copa America sidee u aragtaan
10/07/2024

Argentina 🇦🇷 oo final tagtay copa America sidee u aragtaan

New Messi
09/07/2024

New Messi

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdicaziiz badde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category