Hargiesa Football Academy

Hargiesa Football Academy The life of a footballer isn't just a dream ... Hargeisa Footbal Academay puts you in the Spotlight

At ... Hargeisa Footbal Academay , we give players the chance to learn, develop and enhance their skills, as well as the knowledge and tools required to play in the professional game.

كل عام وانت بخير Hambalyo Dhamaan Muslimiinta ku nool Dafaha Dunida Waxa aan idiinku Hambalyeynayaa Eida uu illahay Cafi...
06/07/2016

كل عام وانت بخير Hambalyo Dhamaan Muslimiinta ku nool Dafaha Dunida Waxa aan idiinku Hambalyeynayaa Eida uu illahay Cafimaad qabka inagu so gaadhsiyey Alxamdulilaah
عيد مبارك كل عام وانتم بخير بمناسبة عيد الفطر المبارك
Anaguna Ciidney Idinkuna Ciida Nabad IYo caano aynu ku ciidno Ehel iyo qaraababa Iyo Asxaabta qaliga ah.

Hi boys!manta natijada ciyartii lion star 8 vs H.F.A 4 Waa leynaga badiyey manta ciyartas.Waa leynaga wanagsana difaca h...
01/04/2016

Hi boys!
manta natijada ciyartii
lion star 8 vs H.F.A 4
Waa leynaga badiyey manta ciyartas.
Waa leynaga wanagsana difaca ha, weey naga wangsanayen.

See you on Thursday 16.00 at training.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاتهJumca mubarak. We play game with lions star.We lost the match 7 to 4. It was a good and c...
25/03/2016

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Jumca mubarak.
We play game with lions star.
We lost the match 7 to 4.
It was a good and competitive game.
Thing we must work with it in the training:
- tempo and game speed
- guilty of the passes
- fighting sprit
Good game boys.

Welcome back boys. Today we started again the Academy for boys under 16 years. And we play game with local football acad...
10/03/2016

Welcome back boys. Today we started again the Academy for boys under 16 years. And we play game with local football academy.
We won the match with 15 to 2.

http://waaheen.com/?p=49538
08/12/2015

http://waaheen.com/?p=49538

Waxaa Sanadahii u danbeeyey magaalada Hargeisa ku soo badanaaayey garoomada rooga la dhigo ee casirga ah isla markaasna dhalinyaradu ay habeenki iyo maalintiiba ku ciyaaraan gaar ahaan dhalinyarada...

30/08/2015

Waxan ogaysiinaynaa waalidiinta sharafta leh iyo ciyaartoyada in hargeisa football academy dib loo bilaabi doono khamiista oo bishu tahay 3/9/015 oo saacadu tahay 8:00 sub

Hargeisa football academy is here by announcing to it's valuable players that the football club is reopening on Thursday 08:00am.

Bringing Football charm to Abaarso Tech University students
11/01/2015

Bringing Football charm to Abaarso Tech University students

Tartanka kubadda cagta Jaamacadda Abaarso Tech ayaa shalay ka furmay Garoonka Power League ee magaaladda Hargeisa. Tartankan oo ay hirdamayeen lix kooxood oo kala matalay kulliyadaha jaamacadda aya...

https://www.youtube.com/watch?v=gr_333CsELEMAGAALADA HARGEYSA WAXA MARKII UGU HORAYSA LAGA FURAY XARUN TOBOBAR KU BADEED...
22/12/2014

https://www.youtube.com/watch?v=gr_333CsELE
MAGAALADA HARGEYSA WAXA MARKII UGU HORAYSA LAGA FURAY XARUN TOBOBAR KU BADEED.

MAGAALADA HARGEYSA WAXA MARKII UGU HORAYSA LAGA FURAY XARUN TOBOBAR KU BADEED SINAYSA DA’YARTA U DHAXAYSA SAGAAL JIR ILAA AFAR IYO TOBAN LAGU HARGIESA FOOTBA...

Our Family
02/12/2014

Our Family

Join theTraining sessions
02/12/2014

Join theTraining sessions

Address

Hargeisa
0459

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargiesa Football Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share