29/05/2025
Tallo Caafimaad Iyo Mid Jidheed.βπ
Waxaan Idin Kula Dardaarmayaa inaad Ku Dadaashaan Jimicsiga Si Aad uuga Fogaataan Ama Uuga Hortagtaan Xanuunada Ku dhaca Jidhka.. βπ
Jimicsigu waxaa uu Jidhka Ka Caawiyaa Inuu Gobo (Fate)ka Muruqana dhiso.β
Sidoo kale jimicsiga waxa laga Helaaa sida.
+Daganaasho.β Ama teedka Jidhka oo furma
+Faraxd βJidh caafi maad leh
+Firfircooni β Hurdo fiican
+Walwalka oo uu yareeyo Iyo Fikirka β
βIyo dhamaan waxa la xidhiidha Caafimaafka