Kooxda kubada cagta gaashaan

Kooxda kubada cagta gaashaan Official Page Gaashaan football Club This Team Based Hargeisa Somaliland This Club is Oldest Somalilad

Mashiinka khadka dhexe ⚽🧠
25/08/2026

Mashiinka khadka dhexe ⚽🧠

Maamulka, ciyaaryahanada iyo taageerayaasha kooxda Gaashaan ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Hamze CuriYe  oo xalay ku...
22/08/2026

Maamulka, ciyaaryahanada iyo taageerayaasha kooxda Gaashaan ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Hamze CuriYe oo xalay ku guuleystay abaal-marinta Laacibka Somaliland 2026.

Abaal-marintan waxaa bixisay Somaliland Achievement Awards 2026, waxaana kooxda Gaashaan ay Xamse ku bogaadisay dadaalka, kartida iyo waxqabadka wanaagsan ee uu ka muujiyay kubadda cagta.

•Taageera yaasheenna qaaliga ah, waan ka raalli-gelinaynaa natiijadii Shalay iyo inaanan idiin keenin Koobka Super Cup-k...
15/08/2026

•Taageera yaasheenna qaaliga ah, waan ka raalli-gelinaynaa natiijadii Shalay iyo inaanan idiin keenin Koobka Super Cup-ka. Waan ognahay sida aad noo garab istaagteen, waana idinka mahadcelinaynaa.

•Guuldarradu waa cashar, safarkuna wuu socdaa. Waxaan dib ugu soo laaban doonaa dadaal, midnimo iyo go’aan adag.

•Qorsha xilliciyardkii dhamaday wuxu aha inaa qadno koobab 4 koob la dhigay 2 aya ku guulsaysany 2 walanaga qaaday insha waxa isu diyarin doona qorshaha xilli ciyeedkan wax badana wan sixi doona 🙏

14/08/2026

✊💚

🏆 SUPER CUP 2026⚽ Dawlada Hoose 🆚 Gaashaan📅 14/08/2026⏰ 4:00 PM📍 Hargeisa Stadium
13/08/2026

🏆 SUPER CUP 2026

⚽ Dawlada Hoose 🆚 Gaashaan

📅 14/08/2026
⏰ 4:00 PM
📍 Hargeisa Stadium

♥️🙏
13/08/2026

♥️🙏

12/08/2026

Captain-ka Gaashaan 🎙️🏆

Captain-ka kooxda Gaashaan ayaa ka qayb galay kulanka warbaahinta ee ka hor Finalka Super Cup-ka, isagoo ka hadlay diyaar-garowga kooxda, muhiimadda kulanka finalka 🙏

Diyaar baan nahay. Finalku waa kulan gaar ah, insha Alla guul ayaa rajaynaynaa ✊

Diyaar ⚽🙏
12/08/2026

Diyaar ⚽🙏

Hadda waxa inoo bilaabmaya sanad cusub iyo horyaal cusub. Bog cusub ayaynu furaynaa. Waxaan rajaynaynaa in sanadkan cusu...
10/08/2026

Hadda waxa inoo bilaabmaya sanad cusub iyo horyaal cusub. Bog cusub ayaynu furaynaa. Waxaan rajaynaynaa in sanadkan cusub uu noqdo mid aynu ku qorno guulo waaweyn, taariikh cusub iyo koobab cusub. 🔥🏆

Hal Koox. Hal Falsafad. Hal Aqoonsi. GAASHAAN 💚🏟️
💚
✍️

Hoggaanka Kooxda Gaashaan ✍️🙏Hoggaan adag, himilo cad iyo dadaal joogto ah ayaa saldhig u ah guusha kooxda. Wadajir ayaa...
05/08/2026

Hoggaanka Kooxda Gaashaan ✍️🙏

Hoggaan adag, himilo cad iyo dadaal joogto ah ayaa saldhig u ah guusha kooxda. Wadajir ayaan u dhisaynaa mustaqbalka Gaashaan. 💚🏟️

Address

Hargeisa

Telephone

+252634819410

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxda kubada cagta gaashaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share