xariif.net

xariif.net Hoyga ciyaaraha xariif.net ka dhigo wehelkaag marwalba
ciyaaro live ah iyo warbixino maalin walba

03/12/2022
03/12/2022

Wixii heleybaan la yaabey mareykankii

25/09/2022

Taarikhda manchester united

Isku Aadka koobka champion league
25/08/2022

Isku Aadka koobka champion league

Kabiirkii oo ku jees jeesaya kooxdiisii oo 2 lagu leeyahay haafkii h**e
07/08/2022

Kabiirkii oo ku jees jeesaya kooxdiisii oo 2 lagu leeyahay haafkii h**e

🚨DEGEEG: Borussia Dortmund ayaa si rasmi ah u gudbisay dalab 15 milyan ginni ah Manchester United oo ku aadan Cristiano ...
05/08/2022

🚨DEGEEG: Borussia Dortmund ayaa si rasmi ah u gudbisay dalab 15 milyan ginni ah Manchester United oo ku aadan Cristiano Ronaldo.

Waxaa la rumeysan yahay in Ronaldo uu aad ugu furnaan doono u dhaqaaqista Jarmalka uuna jeclaan lahaa inuu ku laabto Champions League.

Halkan ka eeg kooxdaadii yey la ciyaareysaa todobaadkan
05/08/2022

Halkan ka eeg kooxdaadii yey la ciyaareysaa todobaadkan

04/08/2022

GARY NEVILLE OO SHEEGEY KOOXDA KU GUULEYSANAYSA HORYAALKA INGIRIISKA XILLI CIYAAREEDKAN

SILVA AYAA KU DHOW INUU KU BIIRO BARCELONA
03/08/2022

SILVA AYAA KU DHOW INUU KU BIIRO BARCELONA

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City, Bernardo Silva, ayaa ku dhow inuu u dhaqaaqo Barcelona xagaagan. Silva ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Barcelona in muddo ah, laakiin dhaqaalaha kooxda reer Catalan ayaa sii wadayn heshiiska. Si kastaba ha ahaatee, Barcelona waxay soo jiidatay....

Kooxaha bixiyey lcagta ugu badan suuqa kala iibsiga⚽1. Bayern Munich2. Manchester City3. Leeds United4. FC Barcelona5. T...
27/07/2022

Kooxaha bixiyey lcagta ugu badan suuqa kala iibsiga⚽

1. Bayern Munich
2. Manchester City
3. Leeds United
4. FC Barcelona
5. Tottenham

Like and follow

Ciyaaro sxb kuwa igu shidan
23/07/2022

Ciyaaro sxb kuwa igu shidan

Qiyaas kumaan ahay ciyaartoygee?
13/06/2022

Qiyaas kumaan ahay ciyaartoygee?

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when xariif.net posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to xariif.net:

Share

Category